Dhageyso:Diblumaasi Caalim oo walaac ka muujiyay dhismaha maamulka sh/dhexe iyo Hiiraan.

Maxed maxmuud nuur caalim oo ah diblumaasi somaliyeed oo ayaa wareysi uu siiyay radio dalsan ku sheegay in aysan suura gali jarin in maamul loo sameeyo labada gobol.
Waxa uu u sababeyay in waqtiga hada dorashooyinka ka harsan ay yihiin mudo kooban sidoo kalana bulshada reer Hiiraan iyaguna ay hada muujinayaan tabashooyin xaga dowlada ah
Arimahaas oo aan la dhameyn ayuu carabka ku dhiftay in aan dhismaha maamulka uusan imaan karin sida uu hadalka u yiri.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor