Xili is qab qabsiyada la xiriira dhismaha maamulka gobolada dhexe uu cirka ku shareermay maal mihii lasoo dhaafay ayaa Diblumaasi Somaliyeed waxa uu shaaciyay caqabadaha hortaagan habsami u socodka shirkaas.
Max’ed Max’uud Nuur Caalim oo ah la taliyaha Dowlada Filand dhanka Arimaha Somalia oo wareysi siiyay Idaacada Dalsan waxa uu sheegay in Beesha Caalamka ay ka indha laabatay dhismaha maamulkaas islamarkaana xariga loo daayay Dowlada Federaalka.
Waxa uu caabka ku dhiftay In Dowlada Somalia aynan meel marin Karin ilaa calaamka uu ku gacan siiyo.
Dhageyso wareysi.