Wasiirka Batroolka iyo Macdanta Xukuumadda Soomaaliya oo warbaahinta shir jaraa’id ugu qabtay Muqdisho aya beeniyay in dowladda ay shirkasi ka qeyb galeyso.
19 Bisha March ee Sanadka soo socda 2018 ayuu qorshuhu yahay in uu shirkaas ka furmo Magaalada Nairobi ee dalka Kenya balse Dowladda ay ka qeyb galka shirkaas uusan ka soo bixin
Wasiir C/rashiid Maxamed Axmed ayaa sheegay in aan waxba ka jirin Warar lagu faafiyay Baraha Bulshada oo sheegayay in Ra’iisul Wasare Kheyre uu ka qeyb galayo wuxuuna sheegay in hadda uu socdo qorshihii xukuumadda uga qeyb gali laheyd.
Shirkaas ayaa waxaa qaban qaabadeeda leh shirkadda SOM & OIL Gas.
Hoos ka Dhageyso Codka Wasiir Cabdirashiid.