{Dhageyso};- Xildhibanada dib uga soolabtay xarunta doorashada madaxweynaha Soomaaliya.

Xildhibaanada ka soolaabtay xarunta ay ka dhaceyso doorashada madaxweynaha Soomaliya waxa ay shegeen in ay ku suganyihiin Hoteel aan ka fogeyn garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.

Duniyo Maxamed Cali oo ka mida xildhibaanada dib uga soolabtay hoolka doorashada oo ku yaal xarunta ciidamada Cirka ee degmada Xamar Jajab  ayaa sheegtay in mudanayaasha aan loo muujin wax ixtiraama.

Waxaana ay cadeysay in xildhibanaada ay ka mid tahay aysan u dulqadan doonin in xasaanadooda lagu xadgudbo ama meel loga dhaco,in kasta oo xildhibanada Baarlamanka qaarkood ay gudaha galeen.

Halkaan Ka Dhageyso Codka.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media