Waxaa magaalado Cadaado ee xarunta KMG ee maamulka Galmudug maanta tagay wafdi ka socda Qm oo goor dhaweyd ka tagay Garoonka diyaaradaha ee magaaladaas.
Wafdiga waxaa hogaaminayey gudoomiyaha baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir,waxaana garoonka Cadaado ku soo dhaweeyey xlidhibaano katirsan Galmudug.
Xubnaha Qm ka socda ee maanta tagay Cadaado ayaa booqan doona deegaanada ay ka jiraan Abaaraha ee maamulka Galmudug,iyadoo deegaanada qaar laga soo warinayo xaalado Daran oo dhinaca Nolosha.
Halkaan hoose ka dhageyso Codka