Ugaas Xasan Ugaas Khaliif ayaa marka hore sheegay in ay u muuqato in Dadka ku nool Gobolka Hiiraan gooni loo saaray isla markaana aysan jirin cid dhinac u soo fiirisay.
Waxa uu sheegay in waqtigaan waxa ugu weyn ay u baahan yihiin ay tahay Biyo iyo waxyaabo kale oo muhiim u ah Bulshada ku nool Gobolka Hiiraan.
“Anagu Soomaali ayaa nahay kama baxsani dadka ayaa ka mid nahay balse waxay u muuqataa in nala dayacay xaqiiqdii baahi weyn ayan u qabnaa dowladnimada Caafimad iska daaye xataa maheysano Biyo aan cabno ayuu yiri Ugaaskaâ€
Hoos Ka Dhageyso Codka Ugaaska.
https://www.radiodalsan.com/wp-content/uploads/2017/11/Cod-Ugas-Xasan-Ugaas-Khaliif.wma