DHAGEYSO: Taliska Taraafikada oo Sheegay inay ka fiirsan Doonaan Isticmaalka Mooto Bajaajka Ee Wadada Maka Al-mukarama

Taliyaha ciidanka ilaalada wadooyinka Cali Xisri Barre Cali Gaab oo dhawaan markale loo magacaabay xilkan ayaa  sheegay in mootooyinka Bajaajka ay dhibaato ku hayaan wadadaas, islamarkaana uu talisku ka fiisran doono, sidii laga yeeli laaha isticmaalka mooto ee wadadaas.

Cali Gaab ayaa tilmaamay in xilligii hore ay mootooyinku isticmaali jirin wadada Maka Al-mukarama, taasina hada ay ka soo saari doonaan shuruuc gaar ah, si loo xadeeyo arrinta Mooto bajaajka oo uu ka dhawaajiyey in dhibaato lagu qabo.

Halkaan hoose ka dhageyso Codka.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media