Dhageyso:-RW Ku xigeenka dalka”Waa in la helaa Garsoor u kala xaq soora Dowladda iyo Mucaaradka”

Mahdi Maxamed Guuleed(Khadar) Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka ayaa sheegay in dalka Soomaaliya uu u baahan yahay in la helo Garsoor dhab ah oo kala saara cid walba oo isheysta.

Isaga oo khudbad ka jeedinayay shirka Sanadalaha ee Arrimaha Garsoorka ayaa waxa uu sheegay in muhiim uu yahay Garoor u kala xaqsoora,dowladda iyo Shacabka,Xukuumadda iyo Xubnaha mucaaradka ee qeylinaya ayuu yiri RW Ku xigeenka Soomaaliya.

Sidoo kale waxa uu si qota dheer ugu dheeraaday cadaalada laga rabo qofka garsooraha ah xataa sida uu sheegay hadii uu naftiisa ku weynayo.

Hoos Ka Dhageyso Codka Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor