• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Friday, June 13, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Maqal

Dhageyso:-Ra’iisul Wasaare kheyre oo Maanta ku wajahan Hobyo iyo Galmudug oo faah faahisay

Bilan Media by Bilan Media
May 7, 2018
in Maqal, Warar
Reading Time: 2 mins read
A A
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Xasan Cali kheyre Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa lagu wadaa in Isniinta Maanta ah uu ado Magalada Hobyo,isaga oyo wafdi uu hoggaaminayo sida ay Dalsan u xaqiijiyeen masuuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug.

Safarka Ra’iisul Wasaaraha uu ku tegayo Magalada Hobyo ayaa waxaa ku wehlin doona Xubno ka socda labada Golle ee dowladda Soomaaliya waxana Hobyo ka socda diyaar garow ku aadan soo dhaweynta Wafdiga Ra’iisul Wasaaraha.

Wasiirka Dekadaha Gaadiidka Cirka iyo Dhulka Maamulka Galmudug Maxamed Aadan Qalab-Xoor oo la hadlay Dalsan ayaa sheegay in Ra’iisul Wasaare kheyre uu xariga ka jari doono dhimsaha Wadada isku-xirta Magaalooyinka Gaalkacyo iyo Hobyo oo dib-udhis lagu sameeyay,iyo sidoo kale mashaariic kale oo halkaasi laga fulinayo.

Sidoo kale waxa uu sheegay in amniga Magalada Hobyo aad loo adkeeyey,isla markaana ay ka qeyb qaadanayaan Ciidamada dowlad goboleedka Galmudug.

Waa markii ugu horreysay tan iyo markii la Magacaabay Ra’iisul Wasaare Xasan Cali kheyre ee uu booqdo Magalada Hobyo ee Gobolka Mudug,waxaana halkaasi horay u tegay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Hoos Ka Dhageyso Wareysiga Wasiirka Dekadaha Gaadiidka Cirka iyo Dhulka Maamulka Galmudug Maxamed Aadan Qalab-Xoor.

http://dev.radiodalsan.com/wp-content/uploads/2018/05/Wareysi-Maxamed-Aadan-Qalab-xoor-Wasiirka-Dekadaha-Cirka-iyo-Dhulka-Maamulka-Galmudug-Socdaalka-RW-Kheyrre.mp3
Previous Post

Dhageyso:-Guddoomiyaha Baarlamaanka oo weli wada kulamada Guddiyada Golaha Shacabka

Next Post

Guddoomiyaha Cusub ee baarlamaanka oo markii ugu horreysay shir guddoominaya kulanka Baarlamaanka

Bilan Media

Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Related Posts

Dowladda Soomaaliya iyo AFRICOM oo duqeymo cirka ah ku beegsaday ISIS-Somalia
Warar

13 Xubnood oo Al-Shabaab Ka Tirsanaa oo Lagu Dilay Howlgal Ka Dhacay Gobolka Shabeellaha Dhexe

June 12, 2025
Garsoore Cabdulqawi Axmed Yuusuf oo Iska Casilaya Xubinnimada Maxkamadda Caddaaladda Adduunka (ICJ)
Warar

Garsoore Cabdulqawi Axmed Yuusuf oo Iska Casilaya Xubinnimada Maxkamadda Caddaaladda Adduunka (ICJ)

June 12, 2025
Wasiirka Caddaaladda Puntland oo Eedeyn Kulul U Jeediyay Dowladda Federaalka Soomaaliya
Warar

Wasiirka Caddaaladda Puntland oo Eedeyn Kulul U Jeediyay Dowladda Federaalka Soomaaliya

June 11, 2025
Guddoomiyaha Mudug oo Beeniyay Wararka Ku Saabsan Afduub Dad Koofur Galbeed ah Loogu Geystay Gaalkacyo
Warar

Guddoomiyaha Mudug oo Beeniyay Wararka Ku Saabsan Afduub Dad Koofur Galbeed ah Loogu Geystay Gaalkacyo

June 11, 2025
Shil Gaari oo Khasaaro Geystay oo Ka Dhacay Muqdisho
Warar

Shil Gaari oo Khasaaro Geystay oo Ka Dhacay Muqdisho

June 11, 2025
Mareykanka oo Dhaliilay Cunaqabataynta Dalal Reer Galbeedku Saareen Wasiirro Israa’iili ah
Warar

Mareykanka oo Dhaliilay Cunaqabataynta Dalal Reer Galbeedku Saareen Wasiirro Israa’iili ah

June 11, 2025
Next Post

Guddoomiyaha Cusub ee baarlamaanka oo markii ugu horreysay shir guddoominaya kulanka Baarlamaanka

Somalia’s Ministry of Information Participates in EAC Regional Cultural Forum in Tanzania

Somalia’s Ministry of Information Participates in EAC Regional Cultural Forum in Tanzania

by Gesey Liban
June 13, 2025
0

The Federal Government of Somalia’s Ministry of Information, Culture and Tourism has participated in a key regional summit organized by...

CHILDREN DON’T BELONG AT WORK! Somalia’s Ministry of Labour Calls for End to Child Labour on World Day Against Child Labour

CHILDREN DON’T BELONG AT WORK! Somalia’s Ministry of Labour Calls for End to Child Labour on World Day Against Child Labour

by Gesey Liban
June 13, 2025
0

Mogadishu, Somalia — As the world marks June 12 – the World Day Against Child Labour, Somalia’s Ministry of Labour...

Lost at Sea, Found with Hope: Three Somali Fishermen Reunited with Families After Months Adrift

Lost at Sea, Found with Hope: Three Somali Fishermen Reunited with Families After Months Adrift

by Gesey Liban
June 13, 2025
0

Mogadishu, Somalia — In an emotional and triumphant moment for families and the wider fishing community, three Somali fishermen who...

Somalia, Turkey Deepen Security and Economic Ties Amid Shifting Regional Alliances

Somalia, Turkey Deepen Security and Economic Ties Amid Shifting Regional Alliances

by Gesey Liban
June 13, 2025
0

Oslo, Norway — In a move reflecting growing regional cooperation and strategic diplomacy, Somalia and Turkey have once again strengthened...

Somalia’s Ministry of Information Participates in EAC Regional Cultural Forum in Tanzania
English News

Somalia’s Ministry of Information Participates in EAC Regional Cultural Forum in Tanzania

June 13, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
CHILDREN DON’T BELONG AT WORK! Somalia’s Ministry of Labour Calls for End to Child Labour on World Day Against Child Labour
English News

CHILDREN DON'T BELONG AT WORK! Somalia’s Ministry of Labour Calls for End to Child Labour on World Day Against Child Labour

June 13, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Lost at Sea, Found with Hope: Three Somali Fishermen Reunited with Families After Months Adrift
English News

Lost at Sea, Found with Hope: Three Somali Fishermen Reunited with Families After Months Adrift

June 13, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia, Turkey Deepen Security and Economic Ties Amid Shifting Regional Alliances
English News

Somalia, Turkey Deepen Security and Economic Ties Amid Shifting Regional Alliances

June 13, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Middle East on Edge: Israel Bombs Iran’s Nuclear Sites as U.S. Denies Involvement
English News

Middle East on Edge: Israel Bombs Iran’s Nuclear Sites as U.S. Denies Involvement

June 13, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Israel Launches Major Airstrikes on Key Iranian Military and Nuclear Sites Amid Rising Tensions
English News

Israel Launches Major Airstrikes on Key Iranian Military and Nuclear Sites Amid Rising Tensions

June 13, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Somalia’s Ministry of Information Participates in EAC Regional Cultural Forum in Tanzania
  • CHILDREN DON’T BELONG AT WORK! Somalia’s Ministry of Labour Calls for End to Child Labour on World Day Against Child Labour
  • Lost at Sea, Found with Hope: Three Somali Fishermen Reunited with Families After Months Adrift
  • Somalia, Turkey Deepen Security and Economic Ties Amid Shifting Regional Alliances

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00