DHAGEYSO:- Puntland oo sheegtay inay ka soo horjeedaan in madax furasho la siiyo kooxaha Markabka ku heesta xeebaha Bari ee maamulkaas

Madaxda maamulka Puntland ayaa sheegay inaysan ogolaan doonin in lacago madax furasho la siiyo kooxaha heesta Markab shidaal oo dhawaan laga Afduubay xeebaha Bari ee Puntland laguna hayo deegaanka Caluula ee maamulkaasi.

Cabdirisaaq Maxamed Dirir agaasimaha la dagaalanka Burcadbadeeda maamulka Puntland oo la hadlay laanta Afka soomaaliga ee VOA-ada ayaa sheegay inay ka soo horjeedaan in la bixiyo madax furasho la siiyo kooxaha Bucada, ee afduubta Maraakiibta shisheeye ee ku sugan xeebaha soomaaliya iyo meelo ka baxsan oo ay kooxuhu ka soo afduubaan.

Halkaano hoose ka dhageyso Codka

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media