Gudoomiyaha golaha Shacabka ee Somalia Maxamed Mursal Sheikh C/raxmaan ayaa kulan magaalada Muqdisho kula qaatay safiirka dowladda Turkiga u jooga magaalada Muqdisho.
Kulankaan ayaa looga hadlay xaaladda dalka iyo halka ay marayaan mashariic dowladda Turkigu ay balan qaaday in ay ka fulinayso Muqdisho,iyada oo kulanka lgu soo hadal qaaday dhismaha xarunta golaha shacabka.
Safiirka iyo gudoomiyaha golaha shacabka ayaa isla eeegay dhismaha xarunta KMG ah ee ay ku shaqeeynayaan xildhibaanada,si loo amba qaado dhismaha xarunta golaha,
Halkaan Ka Dhageyso Codka