Muqdisho(Radio Dalsan):- Malaaq Cali Malaaq Maxamed oo kamid ahaa odayaal iyo siyaasiin maanta sikulul kaga hadashay xaqa gobolka Banaadiar ayaa ugu baaqay gudoomiyaha gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale in uu sameeyo kulamo uu isku keenayo bulashada qeebaheeda kala duwan isla mar’ahaantaana looga arinsanayo sidii loo soo dhicin lahaa xaqa gobolka banadir
Halkan Hoose Ka Dhageyso Codka