Cadaado(Radio Dalsan):- Xildhibaan C/wali Cali Maxamuud oo kamid ah xildhibaanada baarlamanka maamulka Galamudug oo lahadlayay idaacada Dalsan ayaa waxa uu sheegay in maanta ciidamo ka tirsan nabadsugida ay weerareen xarruntii ay dhawaanahan ku shirijireen kadibna uu halkaasi dagaal u’dhaxmaray ciidamada booliska ee ilaalinayay xaruntaasi iyo kuwa nabad sugida
Halkan Hoose Ka Dhageyso Codka Xildhibanka