Muqdisho(Radio Dalsan):- wasiiradan qaarkood oo maanta kulamo ku yeeshay magalada Muqdisho ayaa waxa ay taageereen go’aanka ka soo baxay xialdhibanada qaar ee baarlamanka maamulka Galmudug
wasiir dowlaha wasarada Kaluumeesiga ee maamulka Galmudug Juneyd Ismaaciil Cigale oo kamid ahaa wasiirada kulmay ayaa ugu baaqay madaxweyne C/kariin Guuleed inuu aqbalo go’aanka xildhibaanada isla mar’ahaantaana xilka uu kadago
Halkan Hoose Ka Dhageyso Codka Wasiirka