DHAGEYSO: Galmudug oo Shaki Galisay in 30-bisha ay ku Qabsoonto Doorashada Madaxweynaha Maamulka

Wasiirka diinta iyo awqaafta ee maamulka Galmudug Mursal Cabdiraxmaan Axmed oo la hadlay Radio Dalsan ayaa waxaa uu ka waramay doorashada madaxweynaha Galmudug, taasi oo la filayo inay dhacdo 30-ka bishaan ee Apri oo ay ka harsantahay maalin kaliya.

Wasiir Mursal ayaa shaki galiyey in doorashadu qabsoomi karto 30-bisha, isagoo tilmaamay in loo baahanyahay waqti dheeraad ah, si looga fakiro qaabka dooarshada iyo casuumida martida ka qeyb galeysa.

Halkaan hoose ka dhageyso Codka.

 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media