DHAGEYSO: Xukuumada oo Sheegtay in Ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM Ay U Diyaar Garoobeen Dagaalka Alshabaab

Wasiirka wasaaradda warfaafinta xukuumada Soomaaliya Eng. Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yarisow ayaa sheegay in dowladu ay u diyaar garoowday dagaal ka dhan ah Alshabaab, si deegaanada go’doonsan looga saari lahaa go’doonka ay galiyeen Alshabaab.

Eng. Yarisow ayaa tilmaamay in ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ay hada u diyaarsanyihiin inay qaadaan dagaal ka dhan ah Alshabaab, si dalka looga saaro, waxaana uu sheegay in laga dhabeen doono go’aankii madaxweyne Farmaajo oo horey ugu dhawaaqay dagaalka Alshabaab.

Halkaam hoose ka dhageyso Codka.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media