Kulan gaar ah oo ay Magaalada Cadaado ku yeesheen xubnaha Golaha Wasiirada dowlad Goboleedka Galmudug ayaa laga soo saaray amarka ku socda Shirkadaha iyo hay’addaha ka howlgalla deegaanada Puntland.
Kulanka kadib qodobadii leysla gaaray ayaa waxaa Warbaahinta u Akhriyay Wasiir ku xigeenka Wasaarada Warfaafinta Galmudug Cbdiraxmaan Jaamac Afrax.
Hoos Ka Dhageyso Codka Wasiir ku xigeenka