Dhageyso: Degmooyinka C/Caziz Iyo Jalalaqsi Oo Ku Baratamay Tartan Aqooneedka Radio Dalsan

Degmooyinka Cabdicaziiz iyo Jalalaqsi ayaa caawa lagu soo gabagabeeyay wareega koowaad ee tartan aqooneedka radio dalsan ee bisha barakeysan ee ramadaan.

Tartanka oo maraya meel xasaasi ah ayaa caawa waxaa ay guusha raacday degmadda C/Casiis kadib markii ay kaga adkaadeen dhibco gaaraya 9 iyo 7 dhigooda Jalalaqsi              .

degmooyinka usoo gudbay wareega labaad ayaa isku arkaya sida tan:

Boondheere VS Kaaraan

Kaxda VS Hodan

Waaberi VS Aadanyabaal

Cadale VS Wartanabadda

Howlwadaag VS Deyniile

Baxdo VS Shibis

Cadaado VS Buurhakaba

Ceelbuur VS C/Caziiz

 

 

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor