Al Shabab iyo AMISOM oo ku dagaalamay duleedka magaalada Baraawe

Wararka ka imaanaya gobolka Shabeelada Hoose ayaa sheegaya in dagaal xoogan uu ku dhexmaray duleedka Baraawe ciidamo Al Shabab ka tirsan iyo ciidamada AMISOM.

Dagaalka oo xooganaa ayaa qarxay kadib markii Al Shabab ay weerartay kolonyo ka tirsan AMISOM oo marayay duleedka Baraawe.

Al Shabab ayaa weerar ku qaada ciidamada AMISOM iyo kuwa dowlada federaalka Soomaaliya.

AMISOM weli kama aysan hadlin wararkan sheegaya in weerar xoogan ay Maanta ku qaaden Al Shabab.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor