sida uu radio Dalsan u xaqiijiyay Maxamed Ciise oo kamid ah saraakiisha ciidamada ku sugan gobolka Shabeelada Hoose waxa uu sheegay in dagaalyaho ka tirsan Al-shabaab ee weerar xoogan ku qaadeen fadhiisin ciidamo ka tirsan dowlada ay ku leeyihiin deegaanka Lambarkonton.
sarkaalkan ayaa meesha ka saaray in ay jiraan qasaaro dhankooda soo gaaray in kastoow uu sheegay in dhanka soo weeraray ee Al-shabaab ay ka dileen 12-dagaalame .
Halkan hoos ka dhageyso codka