Barnaamijka dooda Radio Dalsan oo ah todobaadle waxaa Maanta lagu soo qaatay shirkii Maamul goboleedyada ee lagu soo gaba gabeeyey Magalada Garoowe.
Barnaamijka waxaa ka qeyb galaya Cabdullaahi Maxamed Barre oo ah Falanqeeye arrimaha Siyaasada iyo aqoonyahan Khaliif Idiris oo isna falanqeeya arrimaha Siyaasada.
Axmed Xuseen Cadow ayaa Barnaamijka soo jeedinaya.