Maalintii labaad ayaa waxaa Magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka  Bari ka dhacay Banaanbax ay dhigayeen Dad Haween u badan iyo Ganacsato intaba.
Banaanbaxan oo aha mid Nabadeed ayaa waxaa loga cabanayay qaabka ay u Shaqeyso dekadda Boosaaso iyo in xal laga gaaro khilaafka ka taagan Dekada Magaalada Boosaso.
Dadka banaanbaxa dhigayay oo watay Booraar ay ku qoran yihiin Erayo ay ka mid ahaayeen Dalkeena Iib maahan, gumeysi dooni meyno iyo Erayo kale oo qaarkood ay Codkooda kor u qaadayen.
Gudoomiyaha Gobolka Bari ayaa sheegay in ay jiraan dad qaswadaayaal ah kuwaas oo doonaya in deegaanka ay dhibaato ka abuuraan.
Hoos Ka Dhageyso codka Gudoomiyaha Gobolka Bari Kana Daaso Sawirrada.