Jugta qarax labaad ayaa haatan la maqlay waxaana uu ka dhacay Hotelka Maka Al-Mukarama ee Magaalada Muqdisho,kadib markii wax yar ka hor halkaasi uu ka dhacay qarax xoogan .
Qaraxaasi ayaa waxaa laga maqlay qeybo kamid ah Degmooyin ka tirsan Gobolka Banaadir,waxaana weli goobta ka socda gurmad deg deg ah.
Xaaladda Wadada Maka Al-Mukarama ee Magaalada Muqdisho ayaa Caawa ah mid kacsan.