Deg Deg Qarax ka dhacay Degmada Wadajir.

Qaraxa ayaa loo maleenayaa in loo adeegsaday gaari waxaana uu saameeyay gaari ay la socdeyn ciidanka dowlada oo marayay wadada jaayga ee xaafada kaawa godeey ee degmada wadajir.

Qaraxa ayaa waxaa ka dhashay khasaaro dhimasho iyo dhaawac waxaana wararka qaar ay shegayaan in askar ay ku waxyeeloowday qaraxaasi.

Goob mashquul badan ayuu qaraxu ka dhacay waxaana adag in iminka faah faahin dheer laga helo qasaaraha ka dhashay.

Faah-faahin dheeraad ah halkaan kala soco.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media