Ehelada qaar kamid ah maxaabiista kujirta xabsiga dhexe ee xamer ayaa ka cabanaya in carurtooda dambiyo aysan galin lagu xeray.
Waxaana ay sheegeyn in sanado badan lagu xukumay iyada oo aan baaritaan lagu sameyn kiisaska lagu eedeyay.
Hooyooyinka qaarkood ayaa sheegay in loo sheegay in caruurtooda laga shakisan yahay loogana shakiyay shabaabnimo kadibna la xukumay 10-sano .
Madaxweynaha cusub ee Somalia Maxamed C/llahi Farmaajo ayaa loo jeediyay in uu cafis uu u fidiyo maxaabiistaas la sheegay In dambi la,aan la xukumay.
Qaar kamid ah hooyonkii lahadlay Redio Dalsan ayaa faah faahin ka bixiyay cabashadooda Waxaana ay baaq u direyn Madaxweyne Farmaajo.
Halkan ka dhageyso :