Warbaahinta Shabaab ayaa faafisay magaca ninki hogaaminayey weerarki hotel Dayax ee shalay waxana ay ku sheegeen C/raxmaan Fatxi oo horey ugh mid ahan jiray ciidamada jubland
C/raxmaan aya ka so baxsaday Kismayo mark uu delay taliyihi nabadsugida Jubaland oo uu ilaalo u ahaa .
Nankan ayaa la sheegay inuu wade ka ahaa gaariga weyn ee ku qarxay iridka hotelka , waxaana uu hogaaminayey hawlgalka oo ay ku naafwaayeen dad gaaraya 25 qof 50 kalena ay ku dhaawacmneen.
Qaraxi shaley ayaa ahah mid ka mid ah qaraxyadi ugu weynaa ee ka dhaca Muqdsho .