DEG DEG: Israsaaseen Xoogan Oo Goor Dhaweyd Ka Dhacday Muqdisho

Ciidamo Ka Wada Tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa goor dhaweyd waxaa ay isku rasaaseeyeen xaafada Soonakey Ee degmadda Hodan.

Israsaaseenta ayaa waxaa ku geeriyootay laba oo rayid ah 3 kalena waa ay ku dhaawacmeen oo laba kamida ay yihiin askarta dowladda.

dadka deegaanka ayaa inoo xaqiijiyay in israsaaenta ay dhexmartay ciidamadda Boliiska Ee Ku Sugan Degmadaasi.

wixii kusoo kordha halkan kala soco.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor