DEG DEG: Ciidanka Puntland Oo Xeray Wariyihii Voa-da Ee Boosaaso

Ciidamadda Amaanka Maamulka Puntland ayaa lagu soo waramayaa in ay xereen Wariyaha VOA-da Ee Magaalada Boosaaso Faadumo Yaasiin.

Lama oga ilaa hadda sababta rasmiga ah ee ka dambeysa xariga wariyaha.
Ciidamadda amaanka Maamulka puntland ayaa bishan gudaheeda waxaa ay xereen xafiiskii SNTV uu ku lahaa Magaalada Garowe iyo laba wariye oo ka howlgalayay  Radio Daljir.
Wixii kusoo kordha halkaan kala soco.
Halkan ka akhriso Warqada Lagu Xeray Wariyaha
warqad

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor