Diyaaradii waday madaxweynaha dalka Jabuuati Ismaaciil Cumar Geele, ayaa lasoo sheegayaa in ay cilad qabsaday kadibna ay dib ugu noqotay dalka Jabuuti.
Mr Geele. ayaa waxaa lagu wadaa in uu maanta ka qeybgalo shirka IGAD ee ka furmaya magaaladda Mogadishu.
Wixii kusoo kordha halkaan kala soco.