Musharixii Madaxweynaha Maamulka Soomaaliland ahna Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka WADANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro ayaa aqbalay Doorashadii ka dhacday Soomaaliland.
Cirro oo Warbaahinta la hadlayay ayaa sheegay in doorashadii ka dhacday Soomaaliland ay aheyd mid musuq maasuq iyo wax isdaba marin ku dhacday.
“Umaan tanaasulin Muuse iyo Kulmiyetoona waxaan u tanaasulay Nabada iyo Wadajirka Ummada Somaliland
Siduu hore u yidhi Madaxwayne Riyaale “gacantayda Somaliland ku burburi mayso, Aniguna waxan leyay Dalkayga damacayga u burburin maayo, dadkaygana dhiigooda u daadin maayo waxaanse ka baqayaa inay ‘Gacanta Kulmiye ku burburto ”
Hoos Ka Daawo Muuqaalka uu soo duubay Cabdiraxmaan Cirro.