• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Sunday, May 18, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Ciidanka PSF-ta Puntland oo laga Cabsi qabo inay weeraraan Garoonka diyaaradaha Boosaaso

Dalsan Editor by Dalsan Editor
September 11, 2024
in Warar
Reading Time: 3 mins read
A A
Ciidanka PSF-ta Puntland oo laga Cabsi qabo inay weeraraan Garoonka diyaaradaha Boosaaso
3k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Ciidanka PSF-ta Puntland ayaa maanta si kulul uga hadlay is hor istaag ay kala kulmeen garoonka diyaaradaha ee magaalada Boosaaso, kadib markii loo diiday inay adeegsadaan garoonkaas si ay dhaawacyadooda ugu diraan dibadda.

Qoraal rasmi ah oo ay soo saareen, ciidanka PSF ayaa si caro leh uga cabtay go’aankan, iyagoo ku eedeeyay dad gaar ah oo ku lug leh xiritaanka garoonka, taasoo caqabad ku noqotay howlgaladooda.

Qoraalka PSF ayaa si cad u sheegay: “Waxaa nagala hor istaagay isticmaalka garoonka diyaaradaha Boosaaso, mana aqbali doonno in goobtan loo xirto dad gaar ah oo ujeeddooyin gaar ah ka leh. Garoonkani waa mid shacabka iyo ciidamada Puntland wada leeyihiin, waana in si siman loo isticmaalo.”

Ciidamada PSF ayaa tilmaamay in tallaabadan ay si gaar ah u dhaawacday isku dayadooda ay ku doonayeen inay dhaawacyada ciidamadooda dibadda u diraan, si loogu soo daweeyo xarumaha caafimaad ee ku yaalla waddamada shisheeye.

Tani waxay keentay inay soo saaraan digniin adag oo ku socota cid kasta oo isku dayda in garoonka loo isticmaalo si aan caddaalad ahayn. “Waxaan ku baaqaynaa in laga fogaado in garoonka Boosaaso loo isticmaalo si gaar ah, haddii aan loo sinaan doonin, waxaan qaadi doonaa tallaabooyin adag,” ayay ku yiraahdeen.

Xiisaddan ayaa u muuqata mid cirka isku sii shareeraysa, iyadoo ciidanka PSF ay ka dhawaajiyeen inay diyaar u yihiin dagaal haddii xaaladda aan si degdeg ah loo xallin. Is-hortaagga laga sameeyay garoonka ayaa ah astaan muujinaysa khilaafka ka dhex aloosan maamullada iyo ciidamada Puntland, iyadoo la filayo in xaaladdu sii cakirmi karto haddii aan tallaabo degdeg ah laga qaadin.

Garoonka Boosaaso, oo ah midka ugu weyn ee gobolka, ayaa muhiim u ah isku socodka ganacsiga iyo dhaqaalaha Puntland, waxaana tallaabo kasta oo lagu xadidayo adeegsigiisa laga dareemi doonaa culeys weyn oo ku saabsan howlaha maalinlaha ah ee gobolka iyo guud ahaan Puntland. Dhinacyada ay khuseyso ayaa la filayaa inay si degdeg ah u galaan wadahadal si looga fogaado isku dhac hor leh oo ka dhasha xiisaddan.

Previous Post

RW Xamse Barre oo Qaabilay Danjiraha Dowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya

Next Post

Ciidanka Ammaanka oo gacanta ku dhigay Eedaysane la sheegay inuu dad Shacab ah dhacay

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

DHAGAX-DHIGGA WADDADA NASIIB BUUNDO OO KA DHACAY MUQDISHO
Warar

DHAGAX-DHIGGA WADDADA NASIIB BUUNDO OO KA DHACAY MUQDISHO

May 18, 2025
Dagaal lagu dilay Taliyihii ciidamada Macaawisleyda Gobolka Hiiraan
Warar

Dagaal lagu dilay Taliyihii ciidamada Macaawisleyda Gobolka Hiiraan

May 18, 2025
Dagaal Culus oo Maalintii Labaad Ka Socda Gobolka Shabeellaha Dhexe
Warar

Dagaal Culus oo Maalintii Labaad Ka Socda Gobolka Shabeellaha Dhexe

May 18, 2025
Dhalinyaro Ku Biiri Lahaa Ciidamada DF oo Lagu Qarxiyay Xerada Damaanyo
Warar

Dhalinyaro Ku Biiri Lahaa Ciidamada DF oo Lagu Qarxiyay Xerada Damaanyo

May 18, 2025
Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Maalinta Aqbalaadda Caalamiga ah si loo Dhiirrigeliyo Ka-qaybgalka Dhijitaalka ee loo dhan yahay
Warar

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Maalinta Aqbalaadda Caalamiga ah si loo Dhiirrigeliyo Ka-qaybgalka Dhijitaalka ee loo dhan yahay

May 17, 2025
Xasan Sheekh oo Khudbad Ka Jeediyay Shirka Jaamacadda Carabta ee Baqdaad
Warar

Xasan Sheekh oo Khudbad Ka Jeediyay Shirka Jaamacadda Carabta ee Baqdaad

May 17, 2025
Next Post
Ciidanka Ammaanka oo gacanta ku dhigay Eedaysane la sheegay inuu dad Shacab ah dhacay

Ciidanka Ammaanka oo gacanta ku dhigay Eedaysane la sheegay inuu dad Shacab ah dhacay

DHAGAX-DHIGGA WADDADA NASIIB BUUNDO OO KA DHACAY MUQDISHO

DHAGAX-DHIGGA WADDADA NASIIB BUUNDO OO KA DHACAY MUQDISHO

by Ilhaan
May 18, 2025
0

 Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid, iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Mudane Maxamed Axmed...

Dagaal lagu dilay Taliyihii ciidamada Macaawisleyda Gobolka Hiiraan

Dagaal lagu dilay Taliyihii ciidamada Macaawisleyda Gobolka Hiiraan

by Ilhaan
May 18, 2025
0

Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ayaa xaqiijinaya in Taliyihii ciidamada Macaawisleyda gobolkaasi, Cabdi Yuusuf Salaad (oo loo yaqaanay Cabdi...

Somalia and Italy Launch Executive Master’s Program to Build Healthcare Leadership Capacity

Somalia and Italy Launch Executive Master’s Program to Build Healthcare Leadership Capacity

by Liban
May 18, 2025
0

MOGADISHU – In a significant step towards revitalizing Somalia’s health sector, the Federal Ministry of Health and Human Services, in...

Dagaal Culus oo Maalintii Labaad Ka Socda Gobolka Shabeellaha Dhexe

Dagaal Culus oo Maalintii Labaad Ka Socda Gobolka Shabeellaha Dhexe

by Ilhaan
May 18, 2025
0

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo garab ka helaya kuwa deegaanka ayaa saaka weerar qorsheysan ku qaaday fariisimo ay  Al-Shabaab ku...

DHAGAX-DHIGGA WADDADA NASIIB BUUNDO OO KA DHACAY MUQDISHO
Warar

DHAGAX-DHIGGA WADDADA NASIIB BUUNDO OO KA DHACAY MUQDISHO

May 18, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Dagaal lagu dilay Taliyihii ciidamada Macaawisleyda Gobolka Hiiraan
Warar

Dagaal lagu dilay Taliyihii ciidamada Macaawisleyda Gobolka Hiiraan

May 18, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia and Italy Launch Executive Master’s Program to Build Healthcare Leadership Capacity
English News

Somalia and Italy Launch Executive Master’s Program to Build Healthcare Leadership Capacity

May 18, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Dagaal Culus oo Maalintii Labaad Ka Socda Gobolka Shabeellaha Dhexe
Warar

Dagaal Culus oo Maalintii Labaad Ka Socda Gobolka Shabeellaha Dhexe

May 18, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Suicide Bombing Targets Army Recruitment Center in Mogadishu: Multiple Casualties Reported
English News

Suicide Bombing Targets Army Recruitment Center in Mogadishu: Multiple Casualties Reported

May 18, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Dhalinyaro Ku Biiri Lahaa Ciidamada DF oo Lagu Qarxiyay Xerada Damaanyo
Warar

Dhalinyaro Ku Biiri Lahaa Ciidamada DF oo Lagu Qarxiyay Xerada Damaanyo

May 18, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • DHAGAX-DHIGGA WADDADA NASIIB BUUNDO OO KA DHACAY MUQDISHO
  • Dagaal lagu dilay Taliyihii ciidamada Macaawisleyda Gobolka Hiiraan
  • Somalia and Italy Launch Executive Master’s Program to Build Healthcare Leadership Capacity
  • Dagaal Culus oo Maalintii Labaad Ka Socda Gobolka Shabeellaha Dhexe

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00