Madaxweynihii hore ee Maamulkii Ximin iyo Xeeb, Maxamed Macallim Aadab “Tiiceey†oo haatan ku xiran Xabsi ku yaalla dalka Belgium ayaa la filayaa in dib loo dhegeysto Rafcaanka uu ka qaatay Xukun horey loogu riday.
Maxkamad hubisa Xukunadda ay ridaan Maxkamadaha kale kale ee dalka Belgium  ayaa sheegtay inay qeyb ah nasaqeen Xukun uu Garsooraha Maxkamadda Rafcaanka ee The Ghent†horey ugu riday Maxamed Cabdi Xasan “Afweyne†iyo Maxamed Macallim Aadan :Tiiceeyâ€, kuwaasi oo horey xukun ugu muteystay Eeddo la xiriira Falal Burcad-baddeednimo ah.
Qaar ka mid ah Wrbaahinta dalka Belgium  oo soo xiganaya Maxkamadaasi ayaa sheegay in la oggolaaday Codsigii Rafcaanka ee Maxamed Macallim Aadan Tiiceey ku codsaday in dib loo eego Xukunkii 10-ka sanno ee horey loogu xukumay.
Shabakadda Wraarka ee nieuwsblad.be ayaa qortay in Maxamed Macallim Aadan “Tiiceey†ayaa sheegtay in markii hore lagu xukumay xabsi 5-sanno, xubinnimadiisa Koox Burcad ah, iyadoo Xukunka la gaarsiiyey 10-sanno, kadib, markii ay Maxkamadda The Ghent  u aqoonsatay inuu yahay mid ka mid ah Hoggaamiyayaasha Kooxda Burcad-baddeeda.
Si kastaba ha ahaatee, Maxkamad hubisa Xukunadda ay ridaan Maxkamadaha kale kale ee dalka Belgium ayaa sheegtay inuu Maxamed Macallim Aadan “Tiiceeyâ€