• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Saturday, July 19, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Akhriso:- Mooshin ka dhan ah Xildhibaanada Itoobiya Taageeray oo la diyaariyay

Dalsan Editor by Dalsan Editor
September 2, 2024
in Warar
Reading Time: 3 mins read
A A
Akhriso:- Mooshin ka dhan ah Xildhibaanada Itoobiya Taageeray oo la diyaariyay
61
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Warar soo baxaya ayaa tilmaamaya in xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ay diyaariyeen mooshin lagu dalbanayo in xasaanadda laga qaado 25 xildhibaan oo lagu eedeeyay inay taageereen dowladda Itoobiya, gaar ahaan joogitaanka ciidamada Itoobiya ee gudaha Soomaaliya.

Mooshinkan oo ay saxiixeen in ka badan 40 mudane oo ka tirsan Aqalka Hoose, ayaa ujeedkiisu yahay in xasaanadda laga qaado xildhibaannadaas, kuwaas oo lagu tilmaamay inay ku kaceen “khiyaano qaran” iyagoo taageeray cadow shisheeye.

Xildhibaannada mooshinkan taageeraya ayaa si adag u sheegay in 25-ka xildhibaan ee taageeray joogitaanka ciidamada Itoobiya ay yihiin kuwa ku kacay khiyaano qaran, ayna muhiim tahay in xasaanadda laga xayuubiyo si looga hortago in ay sii wadaan taageerada ay u hayaan cadowga dibadda. Arrintan ayaa abuurtay xiisad cusub oo ka dhex oogan baarlamaanka, taas oo si weyn loo hadal hayo.

Warar kale oo la helayo ayaa sidoo kale sheegaya in Guddoomiyaha Baarlamaanka, Aadan Madoobe, oo ay isku degaan ka soo jeedaan qaar ka mid ah xildhibaannada eedeysan, uu baajiyay kulan baarlamaanku yeelan lahaa maanta, kaas oo la filayay in mooshinkan lagu soo bandhigo. Talaabadan uu guddoomiye Madoobe qaaday ayaa dhalisay tuhun ah in uu isku dayayo in uu difaaco xildhibaannada la eedeynayo, taas oo sii hurisay xiisadda siyaasadeed ee ka dhex oogan baarlamaanka.

Waxaa sidoo kale soo baxaya warar sheegaya in Villa Soomaaliya, oo ah xarunta madaxtooyada, ay gadaal ka riixayso mooshinkan si meesha looga saaro xubnaha ka soo jeeda Koonfur Galbeed ee taageeray joogitaanka ciidamada Itoobiya. Eedeymahan ayaa ah kuwo sii murjiyay xaaladda siyaasadeed, iyadoo ay muuqato in arrintani ay keeni karto khilaaf hor leh oo ka dhex dhasha xildhibaannada iyo dowladda.

Xalay ayay ahayd markii Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu xildhibaan C/rashiid Maxamed Nuur Jiilley ka eryay Xilkii Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha u qaabilsanaa Caafimaadka iyo Nafaqeynta.

Ergayga la eryay ayaa kamid ahaa xildhibaanada taageeray ciidamada Ethiopia, wuxuu sidoo kale kamid yahay 25 xildhibaan  oo la doonayo in xasaanadda laga qaado.

Previous Post

Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliya oo ka Jawaabtay Eedayn kaga timid Farmaajo

Next Post

Israa’iil oo loogu baaqay shaqo joojin guud iyadoo ay wali socdaan dibad-baxyo waa weyn

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Shirka Dhismaha Maamulka SSC-Khaatumo oo mar kale ka furmay laascaanood
Warar

Shirka Dhismaha Maamulka SSC-Khaatumo oo mar kale ka furmay laascaanood

July 19, 2025
Markab Siday Hub Culus oo Lagu Qabtay Xeebaha Puntland
Warar

Markab Siday Hub Culus oo Lagu Qabtay Xeebaha Puntland

July 19, 2025
Ciidanka Kumaandooska Danab oo Howlgal Qorsheysan ka Fuliyay Jubada Hoose
Warar

Ciidanka Kumaandooska Danab oo Howlgal Qorsheysan ka Fuliyay Jubada Hoose

July 19, 2025
Bilan Media waxay Bixisay Deeq Qorista oo $1,000 ah oo Loogu Talagalay Haweenka Saxafiyiinta Soomaaliyeed
Warar

Bilan Media waxay Bixisay Deeq Qorista oo $1,000 ah oo Loogu Talagalay Haweenka Saxafiyiinta Soomaaliyeed

July 17, 2025
Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo Ka Shiray Gurmadka Abaarta Awdal iyo Arrimo Kale oo Muhiim ah
Warar

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo Ka Shiray Gurmadka Abaarta Awdal iyo Arrimo Kale oo Muhiim ah

July 17, 2025
Dagaal xooggan oo ka socda deegaan hoostaga degmada Ceelbuur.
Warar

Dagaal xooggan oo ka socda deegaan hoostaga degmada Ceelbuur.

July 17, 2025
Next Post
Israa’iil oo loogu baaqay shaqo joojin guud iyadoo ay wali socdaan dibad-baxyo waa weyn

Israa’iil oo loogu baaqay shaqo joojin guud iyadoo ay wali socdaan dibad-baxyo waa weyn

Somalia’s Prime Minister Meets Arab League Envoy to Strengthen Political and Economic Cooperation

Somalia’s Prime Minister Meets Arab League Envoy to Strengthen Political and Economic Cooperation

by Liban
July 19, 2025
0

Muqdisho - In a diplomatic move signaling deeper regional ties, Somalia’s Prime Minister Hamsa Abdi Barre welcomed Ambassador Abdalla Al-Otaibi, the Arab League’s...

Shirka Dhismaha Maamulka SSC-Khaatumo oo mar kale ka furmay laascaanood

Shirka Dhismaha Maamulka SSC-Khaatumo oo mar kale ka furmay laascaanood

by Ilhaan
July 19, 2025
0

Magaalada Laascaanood ayaa maanta si rasmi ah martigelineysa wejiga xiga ee Shirka Dhismaha Maamulka SSC-Khaatumo, iyadoo la shaaciyay magacyada 301...

Markab Siday Hub Culus oo Lagu Qabtay Xeebaha Puntland

Markab Siday Hub Culus oo Lagu Qabtay Xeebaha Puntland

by Ilhaan
July 19, 2025
0

Wararka naga soo gaaraya gobolka Raascaseyr ayaa xaqiijinaya in markab siday shixnad hub oo culus lagu qabtay xeebaha Puntland, gaar...

Ciidanka Kumaandooska Danab oo Howlgal Qorsheysan ka Fuliyay Jubada Hoose

Ciidanka Kumaandooska Danab oo Howlgal Qorsheysan ka Fuliyay Jubada Hoose

by Ilhaan
July 19, 2025
0

Ciidamada gaarka ah ee Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maanta si guul leh u fuliyay howlgal qorsheysan oo...

Somalia’s Prime Minister Meets Arab League Envoy to Strengthen Political and Economic Cooperation
English News

Somalia’s Prime Minister Meets Arab League Envoy to Strengthen Political and Economic Cooperation

July 19, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Shirka Dhismaha Maamulka SSC-Khaatumo oo mar kale ka furmay laascaanood
Warar

Shirka Dhismaha Maamulka SSC-Khaatumo oo mar kale ka furmay laascaanood

July 19, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Markab Siday Hub Culus oo Lagu Qabtay Xeebaha Puntland
Warar

Markab Siday Hub Culus oo Lagu Qabtay Xeebaha Puntland

July 19, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Ciidanka Kumaandooska Danab oo Howlgal Qorsheysan ka Fuliyay Jubada Hoose
Warar

Ciidanka Kumaandooska Danab oo Howlgal Qorsheysan ka Fuliyay Jubada Hoose

July 19, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Puntland Intercepts Turkish-Marked Arms Ship off Bari Coast, Raising Alarms Over Somalia’s Military Coordination
English News

Puntland Intercepts Turkish-Marked Arms Ship off Bari Coast, Raising Alarms Over Somalia’s Military Coordination

July 19, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Fresh Push for SSC-Khaatumo Administration as Delegates Gather in Lasanod Amid Political Tensions with Puntland
English News

Fresh Push for SSC-Khaatumo Administration as Delegates Gather in Lasanod Amid Political Tensions with Puntland

July 19, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Somalia’s Prime Minister Meets Arab League Envoy to Strengthen Political and Economic Cooperation
  • Shirka Dhismaha Maamulka SSC-Khaatumo oo mar kale ka furmay laascaanood
  • Markab Siday Hub Culus oo Lagu Qabtay Xeebaha Puntland
  • Ciidanka Kumaandooska Danab oo Howlgal Qorsheysan ka Fuliyay Jubada Hoose

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00