Xildhibaano gaaraya ilaa 72 Mudane oo ka tirsan Baarlamaanka Hir-Shabeelle ayaa Gelinkii dambe ee maanta waxa ay mooshin ay ka wadaan Madaxwene Cosoble u gudbiyeen Guddoonka sare ee Baarlamanka Maamulkaas.
Xildhibaandaan ayaa Mooshinka waxa ay u gudbiyeen Guddoomiye kuxigeenka labaad ahna Kusimaha Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle Marwo Canab Axmed Ciise.
Hoos Ka Akhriso Magacyada Xildhibaanada Mooshinka ka gudbiyay madxweyne Cosoble.
Xigasho Jowhar.com