Madaxweynaha Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble ayaa wareegto uu maanta soo saaray ku magacaaba afar degmo oo hor leh, kana tirsan Gobolka Hiiraan.
Deeganada uu degmooyinka u Magacaabay ayaa waxa ka mid ah Feerfeer, Moqokori, Buq Aqable iyo Buurweyn.
Hoos Ka Akhriso Wareegtada Magacaabista
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.