Akhriso: Jawaabta Fahad Yaasiin ee dalabkii Ra’iisul Wasaare Rooble

Taliyaha hay’adda Nabad-Sugida iyo Sirdoonka Qaranka Fahad Yasin Xaaji Dahir ayaa kasoo jawaabey dalabkii Ra’isul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble oo shaley 48 saac u qabtey in warbixin dhameystiran looga keeno dilkii Ikraam Tahliil oo aheyd gabar dhallinyaro ah oo u shaqeyneysey hay’adda Nabad-Sugidda Qaranka.

Fahad Yaasiin Waqad u diray xafiisyada Ra’iisul Wasaaraha, Madaxweynaha, Wasiirka Amniga iyo Guddoomiyaha Baarlaanka.

Hoos ka akhriso Warqadda uu soo saaray Fahad Yaasiin

 

 

 

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor