Manchester United iyo Liverpool ayaa lagu soo waramayaa isha ku haya daafaca kooxda Porto Danilo, kaasoo la rumeysan yahay inuu iska diiday heshiis cusub oo kooxdiisa u saxiixo.
Daafaca reer Brazil ayaa la filayay loo soo bandhigay kordhin heshiis hal sano ah,
Si kastaba ha ahaatee, The Mirror ayaa sheegtay in si buuxda ugu diiday dalab oo kaga yimid kooxaha waa weyn ee qaarada yurub isla markan ku adkeysan doono joogitaanka kooxda reer Portugal .
Dhanka kale kooxda Liverpool ayaa suuqa ugu jirta badalka daafac midig England Glen Johnson la filayaa in uu ka tago dhamaadka xilli ciyaareedkan.
United ayaa sidoo kale la aaminsan yahay in ay xiiseyneyso Danilo sido kale waxaa la la xiriirinayaa Nathaniel Clyne iyodaafaca Tottenham Hotspur Kyle Walker .