Xildhibaanada Golaha Sahcabka baarlamaanka Federaalka Soomaaliya aay Maalinta Berri ah waxaa ay leeyihiin kulan, waxaana la filayaa in uu kulan kaasi uu furmo.
Waxaa ay ku kulmi doonaan xarunta ku meel gaar ah ee ay ku shiraan Xildhibaanada Golaha shacabka ee Villa Hargeysa.
Ajendaha kulan ayaa looga hadli doonaa laba ajende Akhrinta 1aad Hindise Sharciyeedka adeegyada Baaritaanka Beeraha Soomaaliyeed iyo Akhrinta 2aad ee Sharciga Hay’ada Socdaalka iyo Jinsiyadaha.
Waxaana Xilshibaanada lagu wargaliyay in ay berri soo xaadinaan kulanka.