Ciidamada booliska Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle ayaa gacanta ku soo dhigay Aabe wiilkisa xalay ku dilay magaalada Jowhar ee Gobalka sheellaha dhexe
Eedeysanaha oo lagu magacaabo maxamed dhayoow aya xalay wiilkisa oo lagu magacaabi jiray marxuum, Xasan Maxamed Dhaayoow ku riday Webiga Shebeelle
Eedeysanah ayaa lagu soo xiray saldhiga booliska magalaadsi sid ay sheegayaan warar lagu kalsoonaan karo, waxaana dhacdadaani layaab ku noqotay dadka ku nool magaalada Jowahar waxana ku socdo baritaan
Sarakiish amniga ayaa shegay in eedeysanha hada uu ku jiro gacanta ciidamada amniga barintaana uu ku soco wixii ka soo kordhana ay warbahinta la soo wadaagi donaan.