Radio Dalsan ayaa heshay war ku saabsan in xildhibaanada DFS ay ka dioden wasaarada amniga iney bixiyaan lacago lagu sharciyeeynayo hubkooda xili loo sheegay in hubkooda ay ku soo diawan galigaan 14 maalmood.
Xildhibaan diiday inaan magaciisa xigano ayaa u sheegay Raadiyaha Dalsan in codsi uga yimid wasaarada amniga oo ah in tori walbaa ay ku diiwaan galiyaan lack 120$ ay diideen oo ay wasiirka u sheegeen in ays sax aheyn in xildhibaanadada lacag loga qaado diiwaan galinta hubkooda.
Mudada loo qabtay in ay isku soo diiwaan galiyaan ayaa hada waxaa ka harsen maalmo , waxana wali war laga heyn sida ay wasaarada amiga u aqbali doonto codsiga ah in xildhibaanada aan hubkooda laag lagu diawaan galin.
Diiwaan galinta hubka ayaa meel fan mareysa iyadoo shirkadahwa haarka loo leeyahay ay wadaan divan galin ay hubkooda ku sharciyeynayaan.