Xildhibaan Kenyan Ah oo Lagu Dhaawacay Magaaladda Nairobi

Koox hubeysan oo ka koobnaa Afar Qof ayaa ku toogtay Meel u dhaw Gurigiisa Xildhibaan Ka tirsan Baarlamaanka Kenya.

Xildhibaanka la toogtay waxa la yiraahdaa Edick Anyanga waxana uu kamid ah Baarlamaanka Kenya.

Waxa la dhigay Cusbitaalka Aga Khan Hospital waxana la sheegayaa in Xaaladiisa imminka aad looga deyrinayo.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor