• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Tuesday, June 24, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Caalamka

Xaaska Madaxweyne-ku-xigeenka Imaaraadka oo la baxsatay Malaayiin Dollar  

Bilan Media by Bilan Media
June 30, 2019
in Caalamka, Warar, Wararka Idaacadda
Reading Time: 3 mins read
A A
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Haweeneydaasi  oo ka mid ahayd xaasaska Sheekh Maxamed Bin Rashiid Al-makhtuum oo ah Madaxweyne-ku-xigeenka iyo Ra’isul-wasaaraha dalkaasi iyo Xaakimka Imaaradda Dubai ayaa la sheegay inay ka baxsatay dalkaasi.

Haweeneydaasi oo lagu magacaabo Amiir Haya Bintu Xuseen ayaa waxaa la sheegay inay magangelyo ka raadinayso dal ku yaalla Qaaradda Europe, iyadooay la socdaan 2 carruur oo ay u  dhashay Sheekh Maxamed Bin Rashiid Al-makhtuum.

Warbaahinta The Daily Beast ee dalka Maraykanka waxay qortay  in Amiirada Haya Bintu Xuseen oo ay isku aabe yihiin Boqorka dalka Urdun, Cabdalla Xuseen Bin Dalaala ay la sheegay inay baxsatay wiilkeeda oo 7-jir ah iyo gabadheeda oo 11-jir ah.

Amiiradda oo haatan 45 jir ah  waxaa la sheegay inay u baxsatay dalka Jarmalka, iyadoo horey u sii qaadatay lacag dhan 40 million oo Dollar, si ay nolol cusub ugu bilowdo.

Haweeneydaasi oo markii ugu war dambaysay bishii hore lagu arkay  meel Fagaare dadweyne, ayaa la sheegay inay Jarmalka ka codsatay Magangelyo, lana oggolaaday codsigeeda.

Dowladda Jarmalka waxaa lagu tuhunsan yahay inay ku gacan-sayrtay codi uga yimid saygeeda, Sheekh Maxamed Bin Rashiid Al-makhtuum, kaasi oo dalbaday in xaaskiisa iyo carruurtiisa dib loogu soo celiyo magaalladda Dubai.

Diidmadaasi ayaana laga yaabaa inuu xiisad Diplomaasiyadeed ka dhex abuuro dowladaha Jarmalka iyo Imaaraadka Carabta.

Ma jiraan wax war xaqiijin ah oo ka soo kala baxay Dowladaha Jarmalka iyo Imaaraadka oo ku aadan inay baxsatay Haya Bintu Xuseen oo ka mid ah xaasaska Madaxweyne-ku-xigeenka Imaaraadka, ahna Ra’isul-wasaaraha iyo Xaakimka Imaaraadda Dubai.

Warar ayaa sheegaya inay Haya Bintu Xuseen haatan isku qarinayso goob sir ah oo ku taalla caasimadda dalka Britain ee London, iyadoo aysan Baraheeda Bulshadda yihiin kuwo hawada ka maqnaa tan iyo bishii Feberaayo ee sannadkan.

Haya Bintu Xuseen waxaa la soo werinayaa inay codsanayso inuu furo saygeeda oo ay is-guursadeen sannadkii 2004-tii muddo haatan laga joogo 15-sanno.

Amiirada waxay horey kaalin uga qaadan jirtay Hawlaha Samafalka, waxayna Danjire Niyad-wanaag u noqotay Barnaamijka Cuntada Adduunka ee WFP iyo Ururka Caafimaadka Xoolaha.

Bishii Maarso ee la soo dhaafay, waxaa aad u baahay War ku adaan in Amiirad Latifa oo uu dhalay Xaakimka Dubai iyo labo ka mid ah xaasaskiisa ay isku tijaabiyeen inay ka baxsadaan Imaaraadka, balse, waxaa la so oqabtay iyagoo markab ku maraya Badweynta Hindiya, waxaana dib loogu celiyey dalkooda hooyo.

Previous Post

Boqorka Sacuudiga oo Madaxweyne Farmaajo ugu hambalyeeyey Maalinta Xorriyadda Qaranka Soomaaliya

Next Post

Sawirro:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay Jemes Swan

Bilan Media

Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Related Posts

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo Ka Qeybgalay Daahfurka Hiigsiga Qarni-jirka 2060-ka
Warar

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo Ka Qeybgalay Daahfurka Hiigsiga Qarni-jirka 2060-ka

June 23, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Daahfuray Qorshaha Hiigsiga Qarni-jirka 2060-ka
Warar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Daahfuray Qorshaha Hiigsiga Qarni-jirka 2060-ka

June 23, 2025
“Xamsa Barre: Looma Laabanayo Doorasho Dadban”
Warar

“Xamsa Barre: Looma Laabanayo Doorasho Dadban”

June 23, 2025
Wasiirka Arrimaha Dibadda Iran oo Wadahadallo Muhiim ah la Leh Madaxweynaha Ruushka
Warar

Wasiirka Arrimaha Dibadda Iran oo Wadahadallo Muhiim ah la Leh Madaxweynaha Ruushka

June 23, 2025
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo Si Diirran Loogu Soo Dhaweeyay Caasimadda Algeria
Warar

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo Si Diirran Loogu Soo Dhaweeyay Caasimadda Algeria

June 23, 2025
“Soomaaliya Oo Laga Saaray Liiska Askareynta Carruurta”
Warar

“Soomaaliya Oo Laga Saaray Liiska Askareynta Carruurta”

June 23, 2025
Next Post

Sawirro:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay Jemes Swan

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo Ka Qeybgalay Daahfurka Hiigsiga Qarni-jirka 2060-ka

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo Ka Qeybgalay Daahfurka Hiigsiga Qarni-jirka 2060-ka

by Ilhaan
June 23, 2025
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeybgalay munaasabad si rasmi ah loogu daahfurayay Qorshaha Hiigsiga...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Daahfuray Qorshaha Hiigsiga Qarni-jirka 2060-ka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Daahfuray Qorshaha Hiigsiga Qarni-jirka 2060-ka

by Ilhaan
June 23, 2025
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah magaalada Muqdisho uga daahfuray Qorshaha Hiigsiga Qarni-jirka...

“Xamsa Barre: Looma Laabanayo Doorasho Dadban”

“Xamsa Barre: Looma Laabanayo Doorasho Dadban”

by Ilhaan
June 23, 2025
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xalay ka qeybgalay munaasabad casho sharaf ah oo lagu maamuusayay...

Somalia Launches Ambitious Century Vision Plan 2060 to Transform the Nation into a Prosperous, Unified Middle-Income Country

Somalia Launches Ambitious Century Vision Plan 2060 to Transform the Nation into a Prosperous, Unified Middle-Income Country

by Gesey Liban
June 23, 2025
0

In a landmark move signaling a bold new era for Somalia’s future, President Dr. Hassan Sheikh Mohamud today officially launched...

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo Ka Qeybgalay Daahfurka Hiigsiga Qarni-jirka 2060-ka
Warar

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo Ka Qeybgalay Daahfurka Hiigsiga Qarni-jirka 2060-ka

June 23, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Daahfuray Qorshaha Hiigsiga Qarni-jirka 2060-ka
Warar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Daahfuray Qorshaha Hiigsiga Qarni-jirka 2060-ka

June 23, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
“Xamsa Barre: Looma Laabanayo Doorasho Dadban”
Warar

"Xamsa Barre: Looma Laabanayo Doorasho Dadban"

June 23, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia Launches Ambitious Century Vision Plan 2060 to Transform the Nation into a Prosperous, Unified Middle-Income Country
English News

Somalia Launches Ambitious Century Vision Plan 2060 to Transform the Nation into a Prosperous, Unified Middle-Income Country

June 23, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somali National Army Repels Al-Shabaab Ambush in Baidoa, Killing Dozens in Counter-Offensive
English News

Somali National Army Repels Al-Shabaab Ambush in Baidoa, Killing Dozens in Counter-Offensive

June 23, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia Participates in Arab Social Development Summit in Algeria
English News

Somalia Participates in Arab Social Development Summit in Algeria

June 23, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo Ka Qeybgalay Daahfurka Hiigsiga Qarni-jirka 2060-ka
  • Madaxweyne Xasan Sheekh oo Daahfuray Qorshaha Hiigsiga Qarni-jirka 2060-ka
  • “Xamsa Barre: Looma Laabanayo Doorasho Dadban”
  • Somalia Launches Ambitious Century Vision Plan 2060 to Transform the Nation into a Prosperous, Unified Middle-Income Country

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00