Sii-hayaha Wasiirka Ganacsiga iyo warshadaha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Injineer Cabdullaahi Cali Xasan ayaa maanta magaalada Muqdisho oo shir looga hadlayo arrimaha Ganacsiga dalka.
Shirkaan ayaa waxaa sigaar ah uga hadlayaa dhaqan gelinta xeer nidaamiyaha sharciga Ganacsiga shirkadaha dalka oo la ansaxiyay sannadkii 2019, waxaana shir guddoominaya Wasiir Cabdullaahi Cali.
Sidoo kale Shirka ayaa waxaa goobjoog ka ah maamul goboleedyada, qeybaha ganacsatada iyo sharci yaqaano, waxaana lagu falanqeyn doonaa qaabkii loo dhaqan geli lahaa sharcigaan.