Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha JFS, Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa lagu shaaciyey in Marwo Caasha Abuukar Qaasim loo magacaabay La-taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Bulshadda.
Wareegtadda ayaa lagu xusay inay jirto Baahi weyn oo dhinaca La-talinta Arrimaha Bulshadda, taasina ay keentay Magacaabistan.
Halkan ka akhriso Wareegtadda:-