• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Monday, June 16, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Wareegga Saddexaad: Afar Musharax oo ku tartamaya guddoomiye ku xigeenada Baarlamaanka

Dalsan Editor by Dalsan Editor
January 12, 2017
in Warar
Reading Time: 1 min read
A A
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Afar ka mid musharixiinta tartanka u galay  guddoomiye ku xigeenada Baarlamaanka ayaa isugu soo haray Doorashada iyadoo loo gudbay wareega saddexaad.

Wareega labaad ee labada doorasho  waxaa tanaasulay 4tii musharax ee kaalimaha saddexaad iyo afaraad ka galay, taasoo keentay in wareegga saddexaad la galo.

GUDDOOMIYE KU XIGEENKA KOOWAAD WAXAA KU TARTAMI DOONA:

C/weli Ibraahim Muudey

iyo Faarax Sheekh C/qaadir

GUDDOOMIYE KU XIGEENKA LABAAD WAXAA KU TARTAMI DOONA:

Mahad Cabdalla Cawad

iyo C/qaadir Sheekh Cali Baqdaadi

Wareegan ayaa lagu kala badinayaa cod hal dheeri ah iyadoo la saadaalinayo in loogu kala guuleysto sida loogu kala codad badnaa wareegii koowaad.

Previous Post

Imaaraadka Carabta oo si rasmi ahaan Maamulka Somaliland uga codsatay Saldhig Milliteri.

Next Post

Natiijo Hordhac:- C/weli Sheekh Ibraahim Muudeey oo ku guuleystay G/xigeenka 1-aad ee BFS.

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Kulan Ka Mid Ah Golaha Shacabka oo U Baaqday Kooram La’aan Awgeed
Warar

Kulan Ka Mid Ah Golaha Shacabka oo U Baaqday Kooram La’aan Awgeed

June 16, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh: Dowladda Soomaaliya Weli Waxaa Ka Go’an Wadatashi Qaran iyo Midnimo Siyaasadeed
Warar

Shirka Wadatashiga Qaran oo Lagu Wado Inuu Ka Furmo Muqdisho Galabta

June 16, 2025
Buundada  Bariire oo Qarax Lagu Burburiyay
Warar

Buundada Bariire oo Qarax Lagu Burburiyay

June 16, 2025
Trump oo la sheegay inuu diiday qorshe Israa’iil ku dooneysay dilka Aayatollah Khamenei
Caalamka

Trump oo la sheegay inuu diiday qorshe Israa’iil ku dooneysay dilka Aayatollah Khamenei

June 16, 2025
Dib-udhac ku yimid shirkii Wadatashiga Qaran ee uu iclaamiyay Madaxweyne Xasan Sheekh
Warar

Dib-udhac ku yimid shirkii Wadatashiga Qaran ee uu iclaamiyay Madaxweyne Xasan Sheekh

June 15, 2025
Weerarro culus oo u dhexeeya Iran iyo Israa’iil oo cirka isku shareeray
Caalamka

Weerarro culus oo u dhexeeya Iran iyo Israa’iil oo cirka isku shareeray

June 15, 2025
Next Post

Natiijo Hordhac:- C/weli Sheekh Ibraahim Muudeey oo ku guuleystay G/xigeenka 1-aad ee BFS.

Kulan Ka Mid Ah Golaha Shacabka oo U Baaqday Kooram La’aan Awgeed

Kulan Ka Mid Ah Golaha Shacabka oo U Baaqday Kooram La’aan Awgeed

by Ilhaan
June 16, 2025
0

Kulankii maanta ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa u baaqday sababo la xiriira kooram la’aan, iyadoo fadhiga ay...

Madaxweyne Xasan Sheekh: Dowladda Soomaaliya Weli Waxaa Ka Go’an Wadatashi Qaran iyo Midnimo Siyaasadeed

Shirka Wadatashiga Qaran oo Lagu Wado Inuu Ka Furmo Muqdisho Galabta

by Ilhaan
June 16, 2025
0

Waxaa galabta lagu wadaa in si rasmi ah magaalada Muqdisho uga furmo shirkii uu dhawaan iclaamiyay Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya,...

Buundada  Bariire oo Qarax Lagu Burburiyay

Buundada Bariire oo Qarax Lagu Burburiyay

by Ilhaan
June 16, 2025
0

Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa fuliyay howlgal qorsheysan oo ka dhacay deegaannada Awdhiigle, Bariire, Sabiid iyo Caanoole ee gobolka Shabeellaha...

Trump oo la sheegay inuu diiday qorshe Israa’iil ku dooneysay dilka Aayatollah Khamenei

Trump oo la sheegay inuu diiday qorshe Israa’iil ku dooneysay dilka Aayatollah Khamenei

by Ilhaan
June 16, 2025
0

Warar ay baahisay CBS News ayaa sheegaya in Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump uu ka hor yimid qorshe ay...

Kulan Ka Mid Ah Golaha Shacabka oo U Baaqday Kooram La’aan Awgeed
Warar

Kulan Ka Mid Ah Golaha Shacabka oo U Baaqday Kooram La’aan Awgeed

June 16, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Madaxweyne Xasan Sheekh: Dowladda Soomaaliya Weli Waxaa Ka Go’an Wadatashi Qaran iyo Midnimo Siyaasadeed
Warar

Shirka Wadatashiga Qaran oo Lagu Wado Inuu Ka Furmo Muqdisho Galabta

June 16, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Buundada  Bariire oo Qarax Lagu Burburiyay
Warar

Buundada Bariire oo Qarax Lagu Burburiyay

June 16, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Trump oo la sheegay inuu diiday qorshe Israa’iil ku dooneysay dilka Aayatollah Khamenei
Caalamka

Trump oo la sheegay inuu diiday qorshe Israa’iil ku dooneysay dilka Aayatollah Khamenei

June 16, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
India’s Diplomatic Tightrope: Why New Delhi Refused to Condemn Israel in SCO Statement on Iran Strikes
English News

India’s Diplomatic Tightrope: Why New Delhi Refused to Condemn Israel in SCO Statement on Iran Strikes

June 16, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Dib-udhac ku yimid shirkii Wadatashiga Qaran ee uu iclaamiyay Madaxweyne Xasan Sheekh
Warar

Dib-udhac ku yimid shirkii Wadatashiga Qaran ee uu iclaamiyay Madaxweyne Xasan Sheekh

June 15, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Kulan Ka Mid Ah Golaha Shacabka oo U Baaqday Kooram La’aan Awgeed
  • Shirka Wadatashiga Qaran oo Lagu Wado Inuu Ka Furmo Muqdisho Galabta
  • Buundada Bariire oo Qarax Lagu Burburiyay
  • Trump oo la sheegay inuu diiday qorshe Israa’iil ku dooneysay dilka Aayatollah Khamenei

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00