Inkastoo aan weli si rasmi ah loogu dhawaaqin Natiijadda Doorashadda Musharaxa ku guuleystay xilka G/Xigeenka 1-aad ee BFS ayaa waxay natiijo hordhac ah muujinayaan in C/weli Sheekh Ibraahim Muudey ku guuleystay Xilkaasi.
Guddiga Qabanqaabadda Doorashadda ayaa la filayaa inay ku dhawaaqaan Natiijadda Rasmiga ee Musharaxa ku guuleystay Xilka G/xigeenka 1-aad ee BFS.
Dhinaca kale, Tirinta Codadka ee G/xigeenka 2-aad ee BFS ayaa socota, waxaana isugu soo haray Mahad Cabdalla Cawad iyo C/qaadir Sheekh Cali Baqadaadi.
Wixii ku soo kordha kala soco Radio Dalsan
©Radio Dalsan