• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Monday, May 19, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

(Warbixin): Somalia oo yeelan doonta Barlamaankii ugu kala duwanaanshaha badnaa ee Taariikhda.

Dalsan Editor by Dalsan Editor
December 8, 2016
in Warar
Reading Time: 7 mins read
A A
2
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Natiijadda Doorashadda Barlamaanka Somalia ee sannadka 2016-ka ee ka kala yimid Goballadda waxa ku jira Wejiyo cusub iyo kuwo aan ku cusbeyn Siyaasadda Somalia.

Waxay u muuqataa in 275-ta xubnood ee Aqalka Hoose iyo 54-ta xubnood ee Aqalka Sare iney yihiin kuwo kala duwan marka loo eego asaaskooda hore iyo Khibradooda.

Doorashaddaan xildhibaanadda waxaa kusoo baxaya masuuliyiin, kala ah dagaal-oogayaal hore, ilaa Ganacsade caan ah, Islaamist ilaa Muusikiste, Dhaqdhaqaaqyahano iyo Sawir-dejiyayaasha Muuqaalka Labiska, tanina waxaa ay ka dhigeysaa in Barlamaanka sanadkaan ay noqdaan kuwo kala duwan, waxaana ay ka dhigeysaa mid taariikhi ah.

Waxyaabaha ugu yaabka badan ee doorashadda ayaa ah in mid kamid ah gabdhaha xayeysiiya Labiska oo lagu magacaabo, Muna Khaliif Sheekh, oo caan ku ah naanaysta Muna Kay, ay ku guuleysatay mid kamid ah guraasta xildhibaanimadda.

Waxaa inta badan caan ka dhigay Warbaahinta Gudaha iyo kuwa Caalamiga, kadib, markii ay ku guuleysatay Kursi ka mid ah Aqalka Hoose iyadoo matalaysa Dowlad-gobaleedka K/Galbeed.

Muna Kay wexey xayeysiisa Labiska iyo Ganacsi waxaana ay caan ka tahay Waqooyiga Maraykanka, Dubai iyo Bariga Afrika.

Waxay ku dhalatay Somalia, waxayna iyada iyo Qoyskeeda u firxadeen dalka Maraykanka, halkaasi oo ay ku barbaartay, kadibna ay ka bilowday Ganacsiga Xayeysiinta Labiska.

Muna Kay waa ay ku cusub tahay Siyasadda, waxayna tahay markii ugu horreysay ee ay ka soo dhex muuqato Siyaasadda Somalia.

Siyaasiyiinta Khibradda leh ee ku dhex  jira Barlamaanka soo socda waxaa ka mid ah Faarax Sheekh C/qaadir oo hoggaamiya Xisbiga Islaamiga ee Dama-jadiid.

Faarax oo ay Aragtidiisa Siyaasadda ku tiirsan tahay, Islaamiyiinta waxa uu noqon doonaa Wakiil Maamul-gobaleedka HirShabelle.

Waa saaxiib aad ugu dhow Madaxweyne Xasan Sheekh, wuxuuna ahaa Siyaasi aad ugu dhawaa tan iyo sannadkii 2012-kii, markaasi oo loo doortay Barlamaanka Federalka.

Khibradiisa Siyaasadda  waxaa ka mid ah isagoo noqday Wasiirka Caddaaladda sanadkii 2014-kii, halkaasi oo uu dusha kala socon jirey  asaaska Dib-u-eegista Dastuurka, Guddiga Fulinta iyo Golaha Adeegga Garsoorka.

Gabyaa iyo Heesaa ayaa xitaa ka mid ah Barlamaanka.

Cabdi Shire  waxa uu ku caan ku baxay Heesahiisa iyo Gabayadiisa Khatarta ah.

Heesihiisa waxay sannooyin loo arkayey  inay ka dhigayso Qareen u dooda sida xun ee Dowladda ula dhaqanto Mujtamaca Soomaaliyeed.

Cabdi Shire oo haysta Shahaadada Masters Degree ee Cilmiga Qorsheynta Caafimadka oo uu ka soo qaatay Jaamacadda The Leeds University ee dalka Britain.

Waxa uu soo saaray  Heeso uu ku cambaareeyey Qarixii Hotel Shamo ee sannadkii 2009-kii lala beegsaday Arday ka qalin jebinaysay Jamaacad.

Barlmanka Somalia waxa uu markan noqon doonaa mid loo isticmaalo meel ay ku kulman Dagaal-oogayaashii hore.

Bootaan Ciise Caalin waxa uu mar ahaa Hoggaamiye-kooxeed qeybo ka mid ah Muqdisho dhinaca kala maamula Muuse Suudi, Maxamed Qanyare iyo Cumar Finish.

Bootaan Ciise waxa uu Dowladdii KMG ka soo noqday Wasiirka Hub-ka-dhigista Mleeshiyooyinka, balse waxaa shaqdasi laga casilay sannadkii 2006-dii, markii la soo rogay in dhamaan Hoggaamiye-kooxeedyada laga saaro Siyaasadda Dowladda.

Waxa uu qeyb ka ahaa Isbahaysiga Dagaal-oogayaasha ee la diriray Golihii Maxkamadaha Islaamka, oo ka dhigtay isaga inuu ka soo horjeesto Islaamiyiinta.

Waa Dagaal mararka qaarkooda sababayaan Dagal-oogyaasha sida Bootaan Ciise, iydoo la arkay Kumanaan Soomaali oo cararay si ay Qaxootinimo uga helaan  dalka deriska ee Kenya, oo Qaxootiga ku marti-gelisay Xeradda Qaxootiga ee Dhadhaab oo ah tan ugu ballaaran Caalamka.

Waxaa xusid mudan in Xeradaasi ay soo saartay Xildhibaan kaasoo madal kula wadaagaya Dagaal-oogayaashii hore, Fannaaniin iyo Islaamiyiin ka mid ah Barlamaanka soo socda.

Wax yar baa laga yaqaanaa 31-ka jirka  C/llaahi Sheekh Cabaas oo Kursiga Barlamaanka kaga soo guuleystay Wasiiru-dowlihii Warfaafinta, Maxamed Cabdi Xasan, wuxuuna haatan Xildhibaan Federal ku matalayaa Maamulka Jubbaland.

C/llaahi Sheekh Cabaas waxa uu ka soo laabtay Qaxootinimo, waxa uu ku soo koray, waxna ku soo bartay Xeradda Qaxootiga Dhadhaab ee Gobalka W/bari Kenya.

Waa Siyaasiga ugu da’da yar Siyaasiyiinta Barlamaanka soo socda, sidoo kale malahan wax khibrad hore oo Siyaasad ah.

Wejiyada kale ee ku cusub Barlamaanka waxaa kamid ah Axmed Macallim Fiqi oo ahaan jirey Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Ammaanka ee NISA, ahna mid ka mid ah Asaasaha Kooxda Islaamiga ee Al-sheekh.

Waxa kale oo uu yahay Xoghayaha Guud ee Daljir Party iyo Diplomaasi horey Danjire ahaan uga soo shaqeeyey dalka Sudan muddadii u dhexeysay 2010-kii ilaa 2013-kii.

Waxa kale oo uu isku soo taagay xilka Madaxweynaha Galmudug.

Waxaa kale oo Wejiyadda ku cusub Barlamaanka soo socda ka mid ah U-ololeyso Sagal C/risaaq Isaaq Biixi, oo horey u ahayd Agaasimihii Idaacadda AMISOM ee Radio Bar Kulan.

Waxay haysataa Shahaadada masters Degree ee Maareynta Mashruuca, waxayna La-taliye ahaan uga soo shaqeysao dhowr Waaxood oo ka tirsan Dowladda.

Ganacsade Saciid Nuur Garaash oo ka mid ah La-asaasayaasha Shirkadda Jubba Airways ayaa isagana ka mid ah Xildhibaanadda ku cusub Barlamaanka, wuxuuna ku matalayaa Galmudug.

Ganacsade kale oo ka mid ah Barlamaanka cusub ayaa ah Ducaale Islow oo Qandaraasle milyaneer ah oo hantidaas ka sameeyey Qandaraasyadad AMISOM, Hay’addaha Calaamiga iyo Dowladda Somalia.

Waa Barlamaan ay Soomaali badan horey u eegayaan si ay u arkaan inta Siyaasi ee leh  Asaaska hore iyo waayo-aragnimo kala duwan, si ay u awoodaan in ay wax u qabtaan dal weli ka soo kabanaya dagaal sokeeye oo socday in ka badan 20-sanno.

Si kastaba ha ahaatee, heerarka Kala-duwanaansha Siyaasadda, maalgashiga danaha iyo Khibradaha sida Dhaqdhaqaaq-yahanadda, Dagaal-oogayaashii hore, Fanananiinta, Shaqsiyaad xayeysiiska labiska sameeya, Gnaacsatada iyo kuwa soo laabanaya waxay dhamaantooda heli doonaan in loo caleemo saaro inay ka doodaan waxyaabaha ka dhigi kara Somalia iney noqoto dal u waagsan muwaadiniinta caadiga ah ee Soomaaliyed.

W/Q: Hassan Istiila

Previous Post

Al-Shabaab attack AMISOM convoy in lower shabelle region

Next Post

Wasiir ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjiraha cusub ee Yemen

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

DHAGAX-DHIGGA WADDADA NASIIB BUUNDO OO KA DHACAY MUQDISHO
Warar

DHAGAX-DHIGGA WADDADA NASIIB BUUNDO OO KA DHACAY MUQDISHO

May 18, 2025
Dagaal lagu dilay Taliyihii ciidamada Macaawisleyda Gobolka Hiiraan
Warar

Dagaal lagu dilay Taliyihii ciidamada Macaawisleyda Gobolka Hiiraan

May 18, 2025
Dagaal Culus oo Maalintii Labaad Ka Socda Gobolka Shabeellaha Dhexe
Warar

Dagaal Culus oo Maalintii Labaad Ka Socda Gobolka Shabeellaha Dhexe

May 18, 2025
Dhalinyaro Ku Biiri Lahaa Ciidamada DF oo Lagu Qarxiyay Xerada Damaanyo
Warar

Dhalinyaro Ku Biiri Lahaa Ciidamada DF oo Lagu Qarxiyay Xerada Damaanyo

May 18, 2025
Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Maalinta Aqbalaadda Caalamiga ah si loo Dhiirrigeliyo Ka-qaybgalka Dhijitaalka ee loo dhan yahay
Warar

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Maalinta Aqbalaadda Caalamiga ah si loo Dhiirrigeliyo Ka-qaybgalka Dhijitaalka ee loo dhan yahay

May 17, 2025
Xasan Sheekh oo Khudbad Ka Jeediyay Shirka Jaamacadda Carabta ee Baqdaad
Warar

Xasan Sheekh oo Khudbad Ka Jeediyay Shirka Jaamacadda Carabta ee Baqdaad

May 17, 2025
Next Post

Wasiir ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjiraha cusub ee Yemen

10 Killed in Mogadishu Suicide Bombing Targeting Army Recruits

10 Killed in Mogadishu Suicide Bombing Targeting Army Recruits

by Dalsan Editor
May 18, 2025
0

Mogadishu, Somalia – At least 10 people were killed and dozens more injured on Sunday in Somalia’s capital, Mogadishu, after...

DHAGAX-DHIGGA WADDADA NASIIB BUUNDO OO KA DHACAY MUQDISHO

DHAGAX-DHIGGA WADDADA NASIIB BUUNDO OO KA DHACAY MUQDISHO

by Ilhaan
May 18, 2025
0

 Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid, iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Mudane Maxamed Axmed...

Dagaal lagu dilay Taliyihii ciidamada Macaawisleyda Gobolka Hiiraan

Dagaal lagu dilay Taliyihii ciidamada Macaawisleyda Gobolka Hiiraan

by Ilhaan
May 18, 2025
0

Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ayaa xaqiijinaya in Taliyihii ciidamada Macaawisleyda gobolkaasi, Cabdi Yuusuf Salaad (oo loo yaqaanay Cabdi...

Somalia and Italy Launch Executive Master’s Program to Build Healthcare Leadership Capacity

Somalia and Italy Launch Executive Master’s Program to Build Healthcare Leadership Capacity

by Liban
May 18, 2025
0

MOGADISHU – In a significant step towards revitalizing Somalia’s health sector, the Federal Ministry of Health and Human Services, in...

10 Killed in Mogadishu Suicide Bombing Targeting Army Recruits
English News

10 Killed in Mogadishu Suicide Bombing Targeting Army Recruits

May 18, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
DHAGAX-DHIGGA WADDADA NASIIB BUUNDO OO KA DHACAY MUQDISHO
Warar

DHAGAX-DHIGGA WADDADA NASIIB BUUNDO OO KA DHACAY MUQDISHO

May 18, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Dagaal lagu dilay Taliyihii ciidamada Macaawisleyda Gobolka Hiiraan
Warar

Dagaal lagu dilay Taliyihii ciidamada Macaawisleyda Gobolka Hiiraan

May 18, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia and Italy Launch Executive Master’s Program to Build Healthcare Leadership Capacity
English News

Somalia and Italy Launch Executive Master’s Program to Build Healthcare Leadership Capacity

May 18, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Dagaal Culus oo Maalintii Labaad Ka Socda Gobolka Shabeellaha Dhexe
Warar

Dagaal Culus oo Maalintii Labaad Ka Socda Gobolka Shabeellaha Dhexe

May 18, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Suicide Bombing Targets Army Recruitment Center in Mogadishu: Multiple Casualties Reported
English News

Suicide Bombing Targets Army Recruitment Center in Mogadishu: Multiple Casualties Reported

May 18, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • 10 Killed in Mogadishu Suicide Bombing Targeting Army Recruits
  • DHAGAX-DHIGGA WADDADA NASIIB BUUNDO OO KA DHACAY MUQDISHO
  • Dagaal lagu dilay Taliyihii ciidamada Macaawisleyda Gobolka Hiiraan
  • Somalia and Italy Launch Executive Master’s Program to Build Healthcare Leadership Capacity

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00