• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Sunday, May 11, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

(Warbixin?) Maxaad ka taqaan Calanka Dawlad deegaanka ee Maanta la ansixiyey?

Dalsan Editor by Dalsan Editor
September 7, 2018
in Warar, Wararka Idaacadda, Xulasho, XULKA WARARKA
Reading Time: 3 mins read
A A
2
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Baarlamaanka dawlad deegaanka Soomaalida ayaa maanta ansixiyey in la beddelo calanka dawlad deegaanka. Qormadan waxaan ku eegaynaa sida ay arrintan ku timid iyo heerarka ay soo martay.

Xagee ka yimid calanka cusub ee deegaanka Soomaalida?

Baarlamaanka Dowlad Deegaanka Soomaalida itoobiya ayaa isku raacay in la baddalo calankii hore ee deegaanku uu lahaa, waana markii sadaxaad ee calankan la baddalayo.

Hindisa calanka lagu baddalayo waxaa la yimid ku simaha Madaxweynaha dawlad deegaanka, Mustafa Muxumed Cumar, ayaa keenay qorshaha ah in dib loo soo celiyo calankii uu deegaanku isticmaali jiray sanadihii sagaashamaadkii.

Markii ugu horaysay calanka waxaa badalay Cabdi Maxamuud Cumar 2010-kii, markaasoo lagu soo kordhiyay dhowr midab iyo sawirka neef geel ah.

Baarlamaanka Jigjiga oo beddelay calanka dawlad deegaanka

Calanka yaa leh?

Caadiyan calanka dal ama deegaan waxaa iska leh shacabka ku nool halkaasi, waloow dhaqangalinta waxkabadalka calanka uu baarlamaanka ansixiyo, haddana waxaa muuqata in madaxweyne walba uu la yimaado hindise calan cusub in la sameeyo.

Goormaa la sameeyey calankii ugu horeeyey ee Deegaanka?

Sagaashamaadkii ayay ahayd markii ugu horaysay ee deegaanku uu yeesho calan u gaar ah, waxayna ahayd Janaayo 1993-dii oo baarlamaankii berigaasi jiray uu Magaaladda Diridhaba ku sameeyey calankii ugu horeeyey oo ka koobnaa cagaar, cadaan, guduud iyo Buluug dhaxda ku leh xidig cad.

Faysal Cabdiqaadir oo wax ka qora taariikhda deegaanka ayaa BBC-da u sheegay “berigaas calanka la samaynayay waxaa baarlamaanka fadhiyay 12 xisbi oo Soomaalidu ay lahayd, waxaa ka mid ahaa xisbiga Ciise iyo Gurdure,WSLF, Horyaal , xisbi walba waxbuu xisbiga kale ku diidanaa balse markii dambe calanka ayaa la isla qaatay”.

Yaa baddalay calanka?

Xukuumadii Daa’uud Maxamed Cali ayaa sanadihii 2007-dii iyo 2008-dii badashay calanka iyagoo markaasi u sababaynayay inay ka dhex muuqato astaanta Soomaaliweyn ee xidigta shanta gees leh.

Waxay sameeyeen calan cusub oo midabbo kale leh uuna ka muuqdo neef geel ah.

Faysal Cabdiqaadir Sulub wuxuu BBC-da uga waramay sababta ay maamulkii berigaasi jiray u baddaleen calanka.

“Xisbiga TPLF ayaa lagu raaligalinayay calanka cusub, oo calanka gobolka TPLF ayaa midabka jaalaha ah laga soo dheehday, neefka geela ahna Soomaalida dhaqankeeda ayaa laga soo qaatay” ayuu yiri.

Murannadii la soo maray

Ibraahim Adan Xalxaali oo Doolaal ku magacdheer waxa uu ka mid ahaan jiray xukuumadihii deegaanka soo maray, waxuuna xubin ka ahaa baarlamaanka ansixiyay calankan cusub ee hadda dib loo soo celiyey.

“Deegaanka Soomaalida berigaas ma dhisnayn waxuuna ka koobnaa Ismaamulka Ogaden, Bariga Hararge, Ismaamulka Ciise iyo Gurgure, qayb ka mid ah gobolkii Baali, iyo dhulkii la oran jiray Somali Aboo. Baarlamaankii intaasoo gobol ka koobnaa oo 110 ahaa ayaa Diridhaba u fariistay iskuna raacay calankan” ayuyu yiri.

Inta badan dadka deegaanka ayaa soo dhoweeyey in dib loo soo celiyo calankii hore ee deegaanku uu lahaa.

Previous Post

Dowladda Somaliya oo Qoraal u dirtay Madaxda ku Shirsan Kismaayo

Next Post

Dhageyso: Warka Habeen Ee Radio Dalsan

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Maleeshiyaad Hubeysan oo Shacab Ku Dilay Duleedka Degmada Cadalle
Warar

Maleeshiyaad Hubeysan oo Shacab Ku Dilay Duleedka Degmada Cadalle

May 11, 2025
Putin oo Ukraine Ku Casuumay Wadahadal Toos ah
Caalamka

Putin oo Ukraine Ku Casuumay Wadahadal Toos ah

May 11, 2025
“Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobe oo Ka Shiraysa Maalgelinta ATMIS”
Warar

“Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobe oo Ka Shiraysa Maalgelinta ATMIS”

May 11, 2025
Xabbad-Joojin Degdeg ah: Hindiya iyo Pakistan oo Ku Heshiiyay Joojin Dagaal
Caalamka

Xabbad-Joojin Degdeg ah: Hindiya iyo Pakistan oo Ku Heshiiyay Joojin Dagaal

May 11, 2025
SSC-Khaatumo Leader Holds Key Political Meetings in Mogadishu
English News

SSC-Khaatumo Leader Holds Key Political Meetings in Mogadishu

May 11, 2025
Mas’uuliyiinta SoDMA iyo Gobolka Banaadir oo Ka Shiray Saameynta Roobabkii Xalay ka Da’ay Muqdisho
Warar

Mas’uuliyiinta SoDMA iyo Gobolka Banaadir oo Ka Shiray Saameynta Roobabkii Xalay ka Da’ay Muqdisho

May 10, 2025
Next Post

Dhageyso: Warka Habeen Ee Radio Dalsan

Two Civilians Killed in Targeted Attack in Koogaar, Middle Shabelle: Rising Fears of Clan Violence

Two Civilians Killed in Targeted Attack in Koogaar, Middle Shabelle: Rising Fears of Clan Violence

by Liban
May 11, 2025
0

Koogaar (also known as Burdheere), Middle Shabelle Region – Two civilians were killed early this morning in a targeted attack...

Putin Proposes Direct Peace Talks With Ukraine Amid Growing Western Calls for Unconditional Ceasefire

Putin Proposes Direct Peace Talks With Ukraine Amid Growing Western Calls for Unconditional Ceasefire

by Liban
May 11, 2025
0

MOSCOW / KYIV / ISTANBUL —Russian President Vladimir Putin has declared his readiness to engage in direct peace talks with...

Maleeshiyaad Hubeysan oo Shacab Ku Dilay Duleedka Degmada Cadalle

Maleeshiyaad Hubeysan oo Shacab Ku Dilay Duleedka Degmada Cadalle

by Ilhaan
May 11, 2025
0

Wararka laga helayo deegaanka Koogaar (loogu yeero sidoo kale Burdheere), oo hoos taga degmada Cadalle ee gobolka Shabeellaha Dhexe, ayaa...

Has Trump Chosen Riyadh Over Tel Aviv? US-Saudi Nuclear Deal Sparks Alarm

Has Trump Chosen Riyadh Over Tel Aviv? US-Saudi Nuclear Deal Sparks Alarm

by Liban
May 11, 2025
0

Washington, D.C. – In a major diplomatic shift with wide-reaching geopolitical consequences, the United States is on the brink of...

Two Civilians Killed in Targeted Attack in Koogaar, Middle Shabelle: Rising Fears of Clan Violence
English News

Two Civilians Killed in Targeted Attack in Koogaar, Middle Shabelle: Rising Fears of Clan Violence

May 11, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Putin Proposes Direct Peace Talks With Ukraine Amid Growing Western Calls for Unconditional Ceasefire
English News

Putin Proposes Direct Peace Talks With Ukraine Amid Growing Western Calls for Unconditional Ceasefire

May 11, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Maleeshiyaad Hubeysan oo Shacab Ku Dilay Duleedka Degmada Cadalle
Warar

Maleeshiyaad Hubeysan oo Shacab Ku Dilay Duleedka Degmada Cadalle

May 11, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Has Trump Chosen Riyadh Over Tel Aviv? US-Saudi Nuclear Deal Sparks Alarm
English News

Has Trump Chosen Riyadh Over Tel Aviv? US-Saudi Nuclear Deal Sparks Alarm

May 11, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Putin oo Ukraine Ku Casuumay Wadahadal Toos ah
Caalamka

Putin oo Ukraine Ku Casuumay Wadahadal Toos ah

May 11, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
“Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobe oo Ka Shiraysa Maalgelinta ATMIS”
Warar

"Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobe oo Ka Shiraysa Maalgelinta ATMIS"

May 11, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Two Civilians Killed in Targeted Attack in Koogaar, Middle Shabelle: Rising Fears of Clan Violence
  • Putin Proposes Direct Peace Talks With Ukraine Amid Growing Western Calls for Unconditional Ceasefire
  • Maleeshiyaad Hubeysan oo Shacab Ku Dilay Duleedka Degmada Cadalle
  • Has Trump Chosen Riyadh Over Tel Aviv? US-Saudi Nuclear Deal Sparks Alarm

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00