• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Monday, July 7, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

(WARBIXIN):- Alshabaab oo gacanta ku dhigay Taliyihii Ciiddanka Kenya ee Saldhigga Ceel-cadde iyo Saraakiil kale.

Dalsan Editor by Dalsan Editor
January 18, 2016
in Warar
Reading Time: 8 mins read
A A
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Waaberigii hore ee Jimcihii la soo dhaafay, Dagaalyahano ka tirsan Alshabaab oo lagu qiyaasay ilaa 400 oo ruux ayaa waxay dagaal qorsheysan kula jarmaadeen Saldhigga Ciiddanka Kenya ku lahaayeen Deegaanka Ceel-cadde ee Gobalka Gedo.

 

alshabaabKhubarada Milliteriga ayaa rumeysan inay Alshabaab heleen Xog ku aadan in Askarta Kenyaanka ee joogta Xeradda yihiin Ciiddan cusub oo muddo labo isbuuc keliya ku sugan Xeradda.

Ciiddankaasi oo ka tirsan Guutadda 9-aad ee  Milliteriga Kenya ee fadhigoodu yahay Degmadda Eldoret (The Eldoret-based 9KR battalion), waxayna Xeradda joogeen waqti kooban oo aysan ku fahmi karin jihooyinka ay Alshabaab ka jiraan iyo halka laga soo weerari karo.

Haweeneyda Wasiirka Difaaca ka ah Kenya, Raychelle Omamo waxay sheegtay in Saldhiga Ceel-cadde uu qaadi karo ilaa 250-Askari, isla markaana waxay qirtay inay Ciiddanka soo gaareen khasaaro.

Tiro aan la aqoonin oo Askarta Kenya ayaa la sheegay in halkaasi lagu dilay, halka kuwo kalena ka baxsaday Saldhigga Ceel-cadde, kadib, markii ay Alshabaab kala kulmeen weeraro culus.

Taliska Milliteriga Kenya ayaa sheegay inay bilaabeen Hawlgal Badbaadin iyo Samata-bixin, iyadoo boqolaal Askari loo soo daabulo Nawaaxiga Saldhigga Ceel-cadde.

Afhayeenka Ciiddanka Kenya, Colonel David Obonyo ayaa sheegay inay 2 Askari ka soo badbaadiyeen meel dhowr Kiilomitir u jirta Saldhigga Ceel-cadde, kuwaasi oo shalay dib ugu laabtay Nairobi.

Mid ka mid ah ayaa ka dhaawacnaa lugaha, waxayna muddo dhowr maalmood ku jireen hawdka, iyagoo aan wax cunin, waxna cabin.

Daawo Sawirkooda:

KDF, One Injured

Waxay ka mid ahaayeen 4 Askari oo baxsatay, una sii dhawaaday meel ku dhow Xuduudka Kenya.

Ugu yaraan 15 kale ayaa la sheegay inay weli ku go’doonsan yihiin dhulka Hawdka,

Sidoo kale, ilaa 30 kale oo iyagan u suurto-gashay inay ka badbaadaan weerarkii Ceel-cadde ayaa loo duuliyey magaalladda Nairobi, kuwaasi oo ada u aanfariirsanaa.

Saraakiisha ayaa sheegay in dhibaatadda ugu weyn tahay Askarta oo aan haysanin Qalabka Gurmadka, sida Jiheeyaha iyo Qalabka kale ee la shaqeeya Dayax-gacmeedka, si ay Diyaaradaha Gurmadka u arkaan Signalka halka ay ku go’doonsan yihiin marka ay la kulmaan khatar dagaal.

Maydadka Askarta Kenya ayaa la sheegay inay weli yaallaan halkii ay ku geeriyoodeen, waxaana shalay suurtogeli weyday Diyaarad Xamuul oo ku degi lahayd Xeradda Ceel-cadde si ay u soo ururiyaan Maydadka Askarta Kenya.

Taliyaha Guud ee Milliteriga Kenya, Gneeral Samson Mwathethe ayaa sheegay in ugu yaraan 12 Askari oo uu ku jirey Taliyihii Saldhigga Ceel-cadde oo darajadiisu ahayd Gaashaanle (Major) ayey Alshabaab gacanta ku dhigeen.

Waxa uu intaasi ku daray in ay hayaan warbixino sheegayo inay Alshabaab qaar ka mid ah Askarta u adeegsan rabaan Gabaad, wuxuuna intaasi ku daray inaysan oggolaan karin inay khasaaro kale ku dhacaan Askarta Kenya.

Wararka ugu dambeeya waxay sheegayaan in boqolaal Askar Kenyaan ah soo galeen Gobalka Gedo, kuwaasi oo baaritaano dhulka iyo cirka ka wada nawaaxiga Ceel-cadde.

Waxaa la sheegay inay heleen maydad ku dayacnaa agagaarka Ceel-cadde iyo dhulka hawdka, kuwaasi oo la qorsheynayo in lagu qaado Diyaarad lagu wado inay caawa ka degto Garoonka Diyaaradaha ee Wilson Airport ee magaalladda Nairobi.

Si kastaba ha ahaatee, ilaa iyo hadda ma cadda tirada rasmiga ee Askarta Kenya ee lagu dilay weerarkii ay Alshabaab ku qaadeen Saldhigga Ceel-cadde, kaasi oo la sheegay inuu ahaa kii ugu cuslaa ee ay Alshabaab la beegsadeen Saldhigyadda Askarta AMISOM ku lahaayeen Deegaanadda Leego, Jannaale iyo Qoryooleey.

KDF WILSON00 KDF 777 KDF03 KDF 02 KDF 001 KDF 000 WILSON AIRPORT wilsonb6 wilson4 wilson 7 wilson 5 wilson 2 KDF INJURED 00111 KDF INJURED1 KDF111

©Radio Dalsan

Previous Post

Maydadka Askarta Kenyaanka oo caawa la geynayo Nairobi.

Next Post

Ra’isul-wasaaraha Xukuumadda Federalka oo Cambaareeyey weerarkii lagu qaaday Ciidamadda AMISOM ee ku sugan Ceel-Cadde.

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Wasiirka Gaashaandhigga oo Si Kulul u Dhaliilay Ganacsato Lagu Eedeeyay Taageerada Al-Shabaab
Warar

Wasiirka Gaashaandhigga oo Si Kulul u Dhaliilay Ganacsato Lagu Eedeeyay Taageerada Al-Shabaab

July 5, 2025
Dagaal Culus oo ka Socda Duleedka Moqokori ee Gobolka Hiiraan
Warar

Dagaal Culus oo ka Socda Duleedka Moqokori ee Gobolka Hiiraan

July 5, 2025
Hoggaamiyaha Mucaaradka Israa’iil oo Kulan La Yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibadda Imaaraatka Carabta
Caalamka

Hoggaamiyaha Mucaaradka Israa’iil oo Kulan La Yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibadda Imaaraatka Carabta

July 5, 2025
Soomaaliya iyo Koonfur Afrika oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Labada Dal
Warar

Soomaaliya iyo Koonfur Afrika oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Labada Dal

July 5, 2025
Ra’iisul Wasaare Xamsa Barre oo Tababar u Xiray Cutubyo ka Tirsan Ciidanka Gorgor
Warar

Ra’iisul Wasaare Xamsa Barre oo Tababar u Xiray Cutubyo ka Tirsan Ciidanka Gorgor

July 3, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Sii Wada Gogosha Wadatashiga Qaran
Warar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Sii Wada Gogosha Wadatashiga Qaran

July 3, 2025
Next Post

Ra’isul-wasaaraha Xukuumadda Federalka oo Cambaareeyey weerarkii lagu qaaday Ciidamadda AMISOM ee ku sugan Ceel-Cadde.

Somalia Launches National Policy Dialogue on Tackling Social Media Misuse: Minister of Information Opens High-Level Consultation

Somalia Launches National Policy Dialogue on Tackling Social Media Misuse: Minister of Information Opens High-Level Consultation

by Gesey Liban
July 6, 2025
0

MOGADISHU – In a bold move to confront the growing risks posed by the misuse of social media in Somalia, the...

HIGH-STAKES DIPLOMACY: President Hassan Sheikh to Hold Critical Talks with Egyptian President Al-Sisi Amid Nile River Tensions

HIGH-STAKES DIPLOMACY: President Hassan Sheikh to Hold Critical Talks with Egyptian President Al-Sisi Amid Nile River Tensions

by Gesey Liban
July 6, 2025
0

CAIRO – President Hassan Sheikh Mohamud of the Federal Republic of Somalia is set to depart for Cairo, Egypt's capital, where...

President Laftagareen Lays Foundation Stone for New Teacher Training Center in Southwest Somalia

President Laftagareen Lays Foundation Stone for New Teacher Training Center in Southwest Somalia

by Gesey Liban
July 5, 2025
0

Baydhabo, Somalia – In a strategic move aimed at transforming the quality of education in Southwest State, President Cabdicasiis Xasan Maxamed...

Wasiirka Gaashaandhigga oo Si Kulul u Dhaliilay Ganacsato Lagu Eedeeyay Taageerada Al-Shabaab

Wasiirka Gaashaandhigga oo Si Kulul u Dhaliilay Ganacsato Lagu Eedeeyay Taageerada Al-Shabaab

by Ilhaan
July 5, 2025
0

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa si kulul u cambaareeyay qaar ka mid ah ganacsatada Soomaaliyeed oo...

Somalia Launches National Policy Dialogue on Tackling Social Media Misuse: Minister of Information Opens High-Level Consultation
English News

Somalia Launches National Policy Dialogue on Tackling Social Media Misuse: Minister of Information Opens High-Level Consultation

July 6, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
HIGH-STAKES DIPLOMACY: President Hassan Sheikh to Hold Critical Talks with Egyptian President Al-Sisi Amid Nile River Tensions
English News

HIGH-STAKES DIPLOMACY: President Hassan Sheikh to Hold Critical Talks with Egyptian President Al-Sisi Amid Nile River Tensions

July 6, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
President Laftagareen Lays Foundation Stone for New Teacher Training Center in Southwest Somalia
English News

President Laftagareen Lays Foundation Stone for New Teacher Training Center in Southwest Somalia

July 5, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Wasiirka Gaashaandhigga oo Si Kulul u Dhaliilay Ganacsato Lagu Eedeeyay Taageerada Al-Shabaab
Warar

Wasiirka Gaashaandhigga oo Si Kulul u Dhaliilay Ganacsato Lagu Eedeeyay Taageerada Al-Shabaab

July 5, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Dagaal Culus oo ka Socda Duleedka Moqokori ee Gobolka Hiiraan
Warar

Dagaal Culus oo ka Socda Duleedka Moqokori ee Gobolka Hiiraan

July 5, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Hoggaamiyaha Mucaaradka Israa’iil oo Kulan La Yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibadda Imaaraatka Carabta
Caalamka

Hoggaamiyaha Mucaaradka Israa’iil oo Kulan La Yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibadda Imaaraatka Carabta

July 5, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Somalia Launches National Policy Dialogue on Tackling Social Media Misuse: Minister of Information Opens High-Level Consultation
  • HIGH-STAKES DIPLOMACY: President Hassan Sheikh to Hold Critical Talks with Egyptian President Al-Sisi Amid Nile River Tensions
  • President Laftagareen Lays Foundation Stone for New Teacher Training Center in Southwest Somalia
  • Wasiirka Gaashaandhigga oo Si Kulul u Dhaliilay Ganacsato Lagu Eedeeyay Taageerada Al-Shabaab

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00