Qarax aad u xoogan ayaa goor dhow ka dhacay hotel Jazeera ee magaalada Muqdisho, Qarax ayaa ah mid si xoogan looga Maqlay Magaalada oo dhan waxana wararka aynu ka heleyno sheegayaan In gaari walxaha qarxo laga soo buuxiyay uu Halkaasi ku qarxay
Lama Xaqiijin kara Qasaaraha Rasmiga ah ee ka dhashay Qaraxa ka dhacay Hotel Jazeera ee Muqdisho .
Filo Faahfaahin Dhameystirsan